Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Qabiil Waa La Aasey<Buur Oowliyaad La Asey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, August 31, 2000 - 07:32 am
Saxiibka qaaliga Ah
Waxaa Idin lee yahay Umada Weydhibatodey dhib kale ka daaya Ilaah ha loo noqdo towbad guud iyo samaxaad Qaran, Aduunkaan waa waqti yar oo koban
Cigaal,ceydiid cabdulahi yusuf waxaan idin leeyahay umada soomaliyeed, waxay dinka sugeysaa in aad ka qeybqadataan oo aad Tageer taan wixii
Hore wey dhamaadeen, umada weydaalen ka qeyb qaata
dhismaha dowlada, adigaa leh, samaxaad guud la imaada,nin aan qalad gelin ma jiro hadii la fiiriyo wixii hore,(la jeclaada walaalihiin,wixii aad naftiina la jeceshihiin,