We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, September 02, 2000 - 08:09 am ILaah ayaa Mahadleh naga dhigey Umad wanaagsan taas oo aan ku muteysaney anagoo wanaaga fareyno xumahan reebeyno, waxaan idin xusuusinaa in aad ilaah ka cabsataan,umada dagaal dambe ha u horseedina walaalayaal, nabigu wuxuu yirey, (la jeclow,walaalkaa wixii aad naftaada la jeceshahay oo kheyr ah,) sidee lagu gaarayaa,raali ahaansho ilaah iyo naxariis alle, aduun waa laga tegayaa ninku waarayo maba jiro,beri ilaa maxaa la hortagesaan, ka fogaada dulmiga ilaah ha loo noqdo si aad ugu libaantaan aduun iyo aakhiro,tageer masaakiinta,haddii ilaah aad u towbad keentaan, ilaah wuu idin naxariisanayaa,ka kheyb qaado farxada masaakiinta,beenta,dulmiga naar ayey niigey neysaa,ma cadaab aan dhamaad laheyn ayaa u adkeysan kartaan la imaada camal wanaagsan.... Mohameddeeq@hotmail.com
|