    Garxajis | Thursday, September 07, 2000 - 05:44 am Dhammaanba waxaanu umada Somalyeed ka codsaneynaa in sideg deg deg ah maxkamad loo soo hortaago dhammaanba dad ka qaybqaatay xasuuqidii waqooyi iyo tii koonfurta ka dhacdayba. gaar ahaan xukunkii Siyaadbarre,kii caydiid iyo cali mahdi,iyo xukunkan Maxamed Ibraahim Cigaal. |
    Garxajis2 | Thursday, September 07, 2000 - 05:55 am Adigu Garxajis ma tihid. Waxaad rabtaa inaad walaalaha reer Somaliland isku dirtid. Meesha wax dhaama walaalo keen. Isma garan weyno.. |
    Garxajis3 | Thursday, September 07, 2000 - 10:29 am Your are not Garxajis, i am Garxajis and we do not have same view as yours. The only thing you want is to creat problem amoung Somaliland people, but i must say we know who is our enemy. Just get lost and get a life. God Bless Somaliland |
    said ahmed | Thursday, September 07, 2000 - 11:03 am Garxajis waa dad soomali ah hadii cigaal dambe ka galay waa lagu qaadayaa sida aad u rabtiin in Morgan iyo Gani loogu qaado danbigii ay ka kaleen markii ay aheeyiin taliyaasha ciidamada waqooyi galbeed. Sidoo kale si aysan u dhicin waxii dhacay oo kale qof kasta oo ay cadahay in uu dambi galay in maxkamad la soo taago. Haddi qabiil walba kiisa gadaal marsado Soomali caafimaad qabta la heli maayo. Sidaas la adligeed Cigaal hadii oo danbi galay waa lagu qaadayaa sida aad u jeceshahay dadka kale in loogu qaado. Said |
    ALi | Thursday, September 07, 2000 - 12:56 pm kuwan qalbi caruur ka ah ee ku doodaya in ay garhajis yihiin,waxaan usheegayaa, waxaad doonto noqo balse dambiile ha ugaraabin. dambiile qabiil ma leh. |
    hargeysaawi | Thursday, September 07, 2000 - 04:59 pm garxajis hada kaba qaad ayaad noo tihiin balse hadii aad keentaan in aad ina Cigaal ku sheegtaan dambiile "you will go back to Xarshin". |
    GARXAJIS4 | Thursday, September 07, 2000 - 10:02 pm HARGEYSAAWI ASS KISSER GO AND GIVE INA CIGAAL A BLOW JOB AS HE FUCKS UR MUM SUN OF A BITCH U KNOW GARHAJIS RULES YOU AND CIGAAL. |
    Warsame | Thursday, September 07, 2000 - 11:06 pm War ina Cigaal Afkiina ka dhawra, anagu Koonfur uma soo socono. Xamar ayey isku cunaan maalin walba, Daroodna waxay ka badin waayen Kismaayo. Bal eeg Guddiga Amniga ee Ina Salaad-Boy magacaabey: Jilicow, Galaal oo Koonfur baaba'shay iyo Kaahiye oo Waqooyi xasuuqideedi ku helay garaadaha. |
    MR:SOMALILAND | Friday, September 08, 2000 - 02:06 am OH MY GOD!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! Wryaadheheen ma maantaad idinkoo reer Somaliland ah afka isku caydeen. Waryaadheheen yaan cid kale idin Maqlin. Anigu Cigaalna ma ihi Garxajisna ma ihi ye waxaan ahay nin kaloo Somaliland ah laakiin aad ayaan uga xumaaday labadiinan is caayaya. Xishooda wayaa. To: Garxajis ka isku sheegay uguu horayn ee qoray waxan Waxaad tahay Wallawayn ka dhex shidaya dab dad walaala ah ilaahayna ha kaa abaal mariyo. Waar Dastuurka Somaliland waxaa ku qoran in madaxweynuhu aanu 2-goor wax ka badan ka soo qayb galaynin doorasho markaa immika ina Cigaal kii jeclaa amma kii necbaa wuxuu tiisii ugu dabmaysay. Somaliland is ONE NO GARXAJIS NO AWAL; NO GADABURSI OR DHULBAHANTE OR WARSANGALI, NO TOLJECLE; HABARYONIS OR WHATEVER........": |
    HABARYONISMAN | Friday, September 08, 2000 - 04:31 am MR:SOMALILAND WELL SAID GOODMAN....SOMALILAND IS A COUNTRY FOR ALL SOMALILANDERS ESPECIALLY THE ONES WHO FOUGHT FOR IT SOME PEOPLE TEND TO FORGET THE GARXAJIS RULE IN THE INDEPENDENCE WAR AGAINST SIYAAD BARRE(AFWAYNE)SNM INCLUDED TOO MANY GOOD HABAARYONIS MEN WHO GAVE THEIR LIVES FOR SOMALILAND TO BE WHERE ITS AT TODAY I.e lixle ina kosaar maaxaamed cali and a long list of mujaahidiin. After all ISSAQS were and always will be Brothers no matter what astupid dump ignorant Firestarter like cigaal says or does, |
    the realjarxajis | Friday, September 08, 2000 - 04:36 am JARXAJIS WANNA BE........ WHOEVER ARE YOU WARYA DONT USE THE JARXAJIS NAME AGAIN YOU'RE NOT JARXAJIS. |
    Majeertaan_Guy | Friday, September 08, 2000 - 05:38 am hahahahaha looooooooooool It seems to me that Garxajis are confused people lol. You can't tell who's who but I promise you this there is no such thing as Somaliland. Somaliland is as much Habar-Awal land as Puntland is Majeertaan land. Cigalle has brainwashed your poor souls using Isaqq disillusionment over the Atrocities of Afweyne as a scapegoat to make you believe that Somaliland is a multi-clan society where equality and equity reign supreme. This Dream called Somaliland will never materialize as long as Siad Barre's top-dog Cigalle is in office. Look back in Eidoor history Garxajis have always been political leaders and among the intellictual elite (In Saylac the Sultan was always Habar-Yoonis as far back as the early 1800's remember Shermarkie Haji). So listen up Garxajis dont you think its time to safe your name in the mad from those rer-badiyo Habar-Awal dont you want to dominate Isaqq the same way Majeertaan dominates Darood. It appears you have the brains and the glorious history but do you have the will. Im just a another Majeertaan guy who doesn't really care about Somaliland but I hate to see people with such a dignified name being walked all over by Cigalle and his cronies. |
    tuuyo. | Friday, September 08, 2000 - 06:39 am majerteen c/al way neceb yihin wy? markii dorashada 67kii ayu ka tirtiray m/teen iyo wixii madax-madaw ayaa siman somaliya. cigaal waa siyaasiga ee yaqaan sida loo waso m/teenka.istaq-furula,fartooda yaqaan weeye. IAM ONE OF G/XAJIS BABY. murama-naagoodle,ha is wareerin. |
    Anonymous | Friday, September 08, 2000 - 06:42 am majerteen c/al way neceb yihin wy? markii dorashada 67kii ayu ka tirtiray m/teen iyo wixii madax-madaw ayaa siman somaliya. cigaal waa siyaasiga ee yaqaan sida loo waso m/teenka.istaq-furula,fartooda yaqaan weeye. IAM ONE OF G/XAJIS BABY. murama-naagoodle,ha is wareerin. |
    Real Awal | Friday, September 08, 2000 - 06:53 am Ma tihid majeerteen balse waxaad tahay Habaryoonis tii aannu ka sifeynay waqooyi ee la wareegaya Somali weyn,waxaana kuu cadeynaya fikradii aad ku dhammaateen ee in aad ugu sidataan ayaad halkan ku qortay adigoo qiiqa Majeerteen isku qarinaya Ass!!!! You better behave or else.......refugee |
    ciidagale | Friday, September 08, 2000 - 11:48 am anaa ku celiya dubaalada "all the Awal" . |
    ProudSomalilander | Friday, September 08, 2000 - 12:08 pm I'm a Somalilander born in Djibouti. As an Issack person living in Djibouti all my life, we were being pushed down by Issas. We use to love each other as ISSACKS and not as Awal or Garxajiis. When we heard the SNM has attacked Barre's government, we were so happy. We were dreaming of finally going back to that place our parents use to tell us about, Wokhoyii (Somaliland). My dear brothers and sisters, the struggle is not over until we are recognized as a State. Issak sub-clans always had their trouble but they know how to take care of them. But not now, we need each other support. I don't care if Cigaal is Awal, Garxajiis or Arap. All that matters is that he's fighting for the cause Somaliland and that is to get international recognition. If you wanna get rid of him, get rid of him after we are recognized. He's our best Issack politician when it comes to dealing with the International community. So my fellow brothers and sisters, let stay togheter till we get to the promise land. |
    Axmed. True Somalilander | Friday, September 08, 2000 - 12:28 pm Waar yaadaheen waxaa tihiinba iyo qiiqaad isku qarinaysaanba waxaan idiin sheegayaa in aad gabiguunuba aad dhulka is galiseen ood idinkii isku soo jeedsateen. Waan ka xumahay sidaad dadkiina dibada jooga ee laga sugayay inay wax soo bartaan oo dalkooda ku noqdaan iyagoo ka haqabtiraya dhinaca politicalka iyo dhinacyada kale sida:- medical, bussiness experts, professors, computers programmers, scientists and etc, ayaad idinkii imika xagan iska caayaysaan ood qabiil qabiil iskula imanaysaan. I think you should be ashamed of yourselves. Except Mr. Somaliland, I think all of you others are garbage. One thing I've got to tell you is that Somaliland people have no tribes(qabiilo) and anybody who wants to be that way or anyone who wants to join Somalia should go and lick those Reer Hammar stinking asses. Because after all you adore them. |
    Somalilander/Burcaawi | Friday, September 08, 2000 - 05:21 pm Hi boys and girls! I absolutly 199% agree with Mr Ahmed True Somalilander and Mr Somaliland! As said 'if you are not a true Somalilander go and lick stinking reer hammar/hawiyes's asses' and leave Ina Cigal alone, he is our hero. If we, as Somalilanders are dissatisfied with Cigal we will sort out ourselfs and exchange with whomever we are happy with, however, under no cirmustances our objective will change: "Long Life Somaliland" |
    Mr: SOmaliland | Saturday, September 09, 2000 - 03:43 am Waxa hubaa in hadallada Xunxun ee ay qaar halkan ku yidhaahdeen in aanay ka soo yeedhin qof aan ahayn faqqash rabta in ay isku dirto Somalilanders laakiin se guulaysan maayaan oo siaad ogtihiinba xaqiiqda shaqaysa. Waxad ogatan in Ina KOSAR oo SNM ahaa ay assassinationkiisa uu ka Danbeeyay ninkan ina Salaad boy. Markaa inagu Hal baan nahay haddii aynu kala go'nana ma noolaanayno ee way inoo dhamaatay. To: lawaseenka iska dhigaya qabiilooyika issaaq ee caytamaya: waxaad ogaataan in aabihiin iyo faqashtaad tihiinba wasee in your time has passed. and faqqash will never again rule an inch of Somaliland that i swear. |
    Real | Saturday, September 09, 2000 - 07:24 am waxaan u sheegaayaa kuwa iska dhigayaa in ay Somaliland dadkooda ay naf u hayaan isla markaana ku hadlaya afka ciyaalka ee leh wixii nin qabiil kayagu galay micnamalaha Please wax hanoo dhimina waayo ma nihin arbaca nafaar isku si wax u arka balse umad leh qof xun iyo qof wanaagsanba leh ee u ogol in qofwaliba uu iskii isu difaaco hadii lagu eedayo dambiile. |
    issaqman | Saturday, September 09, 2000 - 08:09 pm HEY PEAOPLE JARXAJIS ARE ISSAQ WETHER OTHRES DONT LIKE IE OR NOT IM HABAR YONIS AND I BELIEVE IN MY PEOPLE -THE PEOPLE OF SOMALILAND (ISSAQ)- IM NOT RACIST AGAINST OTHER SOMALILANDERS NON-ISSAQAS BUT HEY ITS ISSAQ WHO FOUGHT OTHER 'S NOT DULBAHANTE,WARSANGALII OR GHADABURII,ANYWAY I HAVE NOTHING AGAINST THEM AS LONG THEY RESPECT US AND LIVE WITH US IN PEACE.......IM ISSAQ BEFORE ANYTHING ELSE BECAUSE OTHER SOMALIS SEE ME AS AN ISSAQ MAN NOT AS SOMALI LIKE THEM WELL CIGAAL WILL GO SOON OR LATER AND ISSAQ WILL ALWAYS BE ONE UNITED UNDIVIDED. |
    HABARYOONIS SANAAG | Saturday, September 09, 2000 - 10:03 pm cayayaan buufis u baahan anagaa arki jirnay naqaanana sida loo edbiyo ama c/qaasim u qaylisayaa ama daar'ood u oysayaa gambar gaaban baynu idinku fadhinaa la arkidoone meesha uu biyo dhacu ku idlaado. mideeda kale wuxuu yidhi SHALAY BAAD DHALATAY HORTAA BAAN SHUBI JIRAY. hadaba hadii H/awal iyo Hyoonis uu dagaal dhexmaray,iyagay u taal waa SOOOMAAALILAAANDERS whether you like or not CIGAALNA waa our beloved leader who knows how to play chess to those who are insects like dhuloos later! |
    cilmi | Sunday, September 10, 2000 - 01:45 am asalaama caleykum. nin walibow ilaahey ka baq,oo waxaad daba taagantihiin yey idin seejin aaqiradiina,oo walalayaal dantiina garta.ruuxa aad daba joogtaan asagaba dhib heysto maalinta aaqiro hadii uusan ka tooba keenin.aduunkana cariiri ku jiro, marka walaaloow gadaal iskugu noqo intaada wax qorin ama aadan waxba dhihin. wabillah towfiiq. |
    Real Somaliland | Tuesday, September 12, 2000 - 07:33 am Cigaal you better face the justice now or else!!!! |
    LAASCAANOOD | Tuesday, September 12, 2000 - 08:37 am waaryaarahee anigu ninkaa cigaal cigaal lagu sheegayo marki hore waxaan u maleyn jiray nin wacan ilaa iyo maalinkii uu naga xiray GARAADKEENII yaa ala maxaan nacay caqliga goronyo kaa xuubsatay. Magac buu ku raadinayay suu ku sharaf beelay. Car yaa yiraahda ninkaa baanu madax ku xisaabsanaynaa.Horta waa fulayoo falax falaxdiisa ha arkina waa caaq oo ma soo hoydo. Dadka iminka waxay u maleeyaan in somaliland nabad taalo,Waar maalinba in buu cunaa oo uu qarshaa waxaan ka baqayaa in maalinka dambe la is weydiiyo samaliland xageey martay.oo cid dhaqaaqda laga waayo. Isma garan weyno ninkii su'aal ka qabana dee ha kugu taagnaato. |
    Las Anod | Tuesday, September 12, 2000 - 10:20 pm LAASCAANOOD: Walaal marka hore salaana iga guddoon. Mar labaadka anba waan ka xumaaday arrintan la xidhay GARAADKA. Laakiin hadaanan ogaan lahayn xaqiiqda Somalilandba waan ka xanaaqi lahaa. Walaal anigu waxaan Joogay Somaliland Markii uu GARAADKEENU uu ahaa kuwii soo dajiyay sharciga odhanaya IN LAGU QAADO TALLAABO SHARCIYAYSAN QOFKII TAGA SHIRKA JABUUTI. Kadibna isaga ayaa jabiyay sharcigii. Walaal waxaad ka fakartaan in haddii uu rabo garaadku in uu yimaaddo Las Caanood in uu ka soo dagi lahaa Bosaso oo uga dhaw amma uu tigidhkiisu ahaan lahaa Laas Aanood. Tigidhkuu immika ku yimid Berbera waxaa u soo goysay dawladda Jabouti waxaana uu ahaa Djibouti-Burao-Djibouti. Macnaheeduna waxay ahayd in uu tago oo uu is tuso uu yidhaahdo waa i kane i xidha ka dibna ay Somaliland xasilooni darro gasho. Arrintanna waxaa ka danbeeyay Madaxweynaha Djibouti iyo Ina Salaad boy. Waxaan ka imid immika muddo 8 casho ka hor Somaliland. Dadkuna wallaahi horta qofkii lacag la siiyaa ee la dhaho Somalia ku dhawaaq wuu ku dhawaaqi laakiin Xaqiiqada dadku ma rabaan Somalia kamana soo horjeedaane Barigeenna waxaa la leeyahay u duceeya inay walaalaheen u hagaagto laakiin reer galbeedku maba maqli karaan. |
    ZAKIYA | Saturday, September 16, 2000 - 06:48 am TO NINKA BOGGA FURAY. HAA ISKU DIRIN DADKA QALDAAMINTAHA WAA DAD MUSLIN AH EE EDEB YEELO.RUFYAAN YAHOOW. WASAQ EDAB DARAN. |
    Anonymous | Saturday, September 16, 2000 - 07:50 am To: So-called Majeerteen Guy I want to give you a crash course of the history of the modern Zayla the ancient Adel Empire.The sultaan of the Emirate has been always from ther Mahad Asse sub-clan of Gadaboursi.I have nothing against my Haber yonis brothers,but they have never nothing to do with ancient Adel Empire.Haji Diida the founder of modern Djibouti was the rulers of the ancient Awdal(Adel Empire). Your intention may be was to draw others into the discussion.Meaning you may be trying to be a little provocative. |
    informer | Saturday, September 16, 2000 - 05:52 pm Aninymous bro or sister read the book titeled {FIRST FOOT STEPS IN EAST AFRICA}. that book will tell you who ruled zayla in the past haji sharmarke was the governer of zayla for the othman empire. The Auther is SIR RICHARD BURTEN. |