Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): HUBAAL.......HUBAAL..........HUBAAL..........
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

halima mahamud ali

Friday, September 08, 2000 - 02:01 pm
Walaalayaal marka hare waan iddi salaamay marka xigta waxaa inta badan shicibka soomaaliyeed ku doodi jireen in aysan raalli ka ahayn dhibaatada dalka soomaaliya ka jirta. markii la magacaabay dowlad soomaaliyeed waxaa cadaatay in ay qeyb weyn ay ku lahaayeen dhibaatada soomaaliya ku habsatay. waayo sidee qofi u diidi karaa dowlad somaaliyeed dhan kasta ka eeg yaad dooneysaa ma nin qabiilkaaga ah baa...? mise waxaad dooneysaa mid adoon alle oo muslin ah oo xaqaaga iyo waxaadan xaq u lahayn kala yaqaana?. Anigoon hadalka iddinku badin qof waliba ha is qiimeyo maxuu u taray soomalia iyo somalida. Ma waxaad had iyo jeer ku go'day reer hebel waa sidaa iyo sidaa .......mise ....waxaad 10kii sanno ee la soo dhaafay ka qeyb qaadatay kaalmeynta shacbiya soomaaliyeed ......?? Inta badan dadka halka dhaaw iyo dhiida ku haysa ma iddinku jiraa ruux u quuray hantidiisa inuu ku bixiyo quudinta Agoont iyo Dadka soomaaliyeed ee ku baahan dalka gudihiisa iyo xeryaha qaxootiga. haku marmaroosin xaggeen marsiyaa ama ugu gudbiyaa .......iyo waa la cunayaa oo iyo ragga kale ayaa qaadan ma u quuri weyday BISHII 10 DOLLAR OO KELIYA "INALAAH RISAAQU DUL QUWATI MATIIN" haddalkeygu waxaan ku soo koobayaa qofwaliba hadduu dembi galo waa la saa maxaa waayo alaah (s.w.) ayaa dadka u dembi dhaafa oo aan dhihin maya....maya adoon keygaan uma dembi dhaafi maayo waa inaan ciqaabaa" warkii oo dhan iska daaya HEBEL IYO HEBEL EE GURIGIINA "SOMALIYA" DHISTA MAGAALO KASTA OO AAD JOOGTAAN DADKII LAHAA AYAA DHISTA OO MARTI AYAA KU TIHIIN OGAADA .............DANTIIS........MOOGE..............MARO.........DUUG..........HORTEED..........AYUU........DHAMAADAAA.................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hazelnut

Saturday, September 09, 2000 - 06:55 am
Hebel iyo reerkiisa ma amaan la siiyo, maxaa laga rabaa!!