Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Qoraxdii Wey Dhacdey ; Dayaxii Wuu Soo Baxay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Saturday, September 09, 2000 - 06:18 am
Saxiibada Qaaliga Ah

Ilaah ayaa Mahad leh,Waxaana Weydiisaneynaa
Dambi dhaaf, Aduun iyo Aakhiro wanaag,
Dhamaan Umada soomaaliyeed ee wanaaga jecel
ayaa waxaan u soo gudbinayaa hambalyo
walaalayaal Dowlad nimada waa sharaf uu qof
walbo arkey sida looga dareemey aduunka
Qofkasto waxaa laga rabaa in uu ka qeyb qaato
dhismaha nolosha dadweynaha,
Taageerida masaakiinta,xalaal khuudasho ayaa
sharaf ah, Beenlow ,balanlaawe, waa munaafaq
hadey qeylinayaan yaa maqlaayo somali been weyka
daaleen,qofwalboow shaqeyso shaqo sharaf leh,Ilaah haloo noqdo towbad buuxda asagaa dambidhaafe ah, alow umada wanaaga tusi Dulmiga
dhaca,xoolo aan laheen waa xaraan ka fogaada
mohameddeeq@hotmail.com