Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): D'jabouti miyaanay ka mid ahayd Soomaalida Goosatay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhanxiir

Saturday, September 09, 2000 - 11:20 am
D'Jabouti yey raacsantahay, miyaaney ahayn gobolada soomaaliya ee maqan.

Soomaali Koonfureed ma xabagtii jiirkaa, maxay somaliland ugu dhegantahay, haday ka dhabtahay ahaansho soomaali weyn waa kuwii shanta ahaayey aawey. Hadaanu nahay Somaliland diyaarbaanu u nahay in aanu shantii Soomaali raadino ee D'jabouti raali maka tahay.

Waxaan qabaa hadii D'jabouti magaca soomaali lasoo qaado inay ka xanaaqayaan ama marka ayku arkaan inaad soomaali tahay inaany waxba ku weydiinayn.