    WADANI2000 | Tuesday, September 12, 2000 - 08:59 am Ogadenia waa qaran Ogaena waa magac qabiil sidaa ula socda Ama jecloow ama nebcoow waa sidaa xaalku. Inta badana dadka meelaha ka nuuq nuuq dhaha waa kuwii galaada wax la quudan jiray ama jeclaa xiligii gumaysiga iyo kadiba amaba aabayooshood gaalada Eeyda u raaci jireeeeen |
    Anonymous | Tuesday, September 12, 2000 - 10:43 am SALAAN OGADEEN WAA QABIIL SOMALIYEED . OGADENIANA WAA QARAN, IMIKANA AXMAARO GUMAYSATO HAYEESHEE XORNIMADEEDII SOO MUUQATO. KUWA ISKU KHALDAYA WAA CIYAAL QURBE IYO YIXIRIINTA AXMAARADA RAARTA U FADHIISTA. OGOW OGOW OGAADEENIYA XOR WEEYEE OGOOW. |
    Godey | Tuesday, September 12, 2000 - 10:59 am I am extremely excited by hearing that the ethiopian occupation forces are now leaving out from ogadenia. I feel more than I can say. |
    BOOSAASO | Tuesday, September 12, 2000 - 07:58 pm Waa warkii ugu xiisha badnaa een maqlo noloshayda inay xabashi ka carayso ama ka baxayso Ogadenia dhulka somalida ee Ethiopia gumaysato I am so excited waaaaaaaaaaaaaw weeeeeeeeeeeew wooooooooooooooooow wiiiiiiiiiiiiiiiiiw wuuuuuuuuuuuuuuuw warku wacanaa oo wanaagsanaa. Xataa haduusan jirin sidaa u farxay beryo waan waan ku moodo. |
    wadani1977 | Wednesday, September 13, 2000 - 02:50 am waa sida aad shegtaye waxaan filli in qof waliba fahmay ninka ladhoho wadani2000 |
    SAGAL | Thursday, September 14, 2000 - 12:27 am Oo walaal maxaa la isugu qaldaa marka haday kala duwan yihiin. Horta waa runtiin oo maalinbaa nin gaala oo Jaamacada taarrikhda noo dhiga nooga sheekeeyey Africa, Dibaatooyinka ka jira iyo Qabaa'ilda ugu caansan ama la yaqaano wax somali ahna Ogaadeeen ayaa ku jiray. wuxuuna noosheegay in dhulka somalida ee Ethiopia gumaysatana magacaas loo yaqaano(Ogadenia) qabiilkaasna loo yaqaano (Ogadeen) wxuuna yidhi maraan waydiiyey sidee labadaba loogu bixiyey anaa somali ahoo dhulkaas S/Galbeed ayaa ladhahaaye. Wuxuu ku jawabay waa sida Sa'udiArabia oo kale sababto ah Binu-Sucuud waa qoys ka boqotooyada, wadankana sucuudiga iyagaa lagu magacaabaa dalka dhan. Wuxuuna i weydiiyey dagaalkii somalida iyo Ethiopia 1977 maxaa loo yaqaanaa waana garan waayey isagaana iisheegay wuxuuna igu yidhi Oradoo Libarary-ga tag oo buugaas buug hebel la dhoho ka baadh runtii waan isku qajilay(yax yax) anoo somali ah in wadankaygii iyo dadkaygii aan jaahil ka ahaado waxaana xumaanteena qabiilkaa aabe u ah. Laakiin inagu somali ayaa nala dhahaa oo qabyaalad baa wax walba nadhaafin. |
    Xayle | Thursday, September 14, 2000 - 02:55 am Yitta baata kushasha leba hindro!!!! Yaa idinku yiri Etheopiaan baa ka baxaya dhul Somali. Milla zanaawi waa wasaq. wuxuu horey u baxshey Eretareeya, oo waa taas waxa naga qabsadey bal eega!!! Waxaan ballan hore ugu qaadney in seddex arrimood aan lagu saqajaamin: 1- In nin masiixi ah jaad loo oggolaan, haddii lagu artkana la daldalo. waa hub lagula dagaalamo muslinka. anagaana soo allifney jaadka cuniddiisa. 2-In Cassab (eretareeya) aan loo oggolaan xorriyadooda. 3-In Somaligalbeed waligeed aysan xorriyad helin haddii ay weligeed magaca Ogadeen ee aan ula baxney ay haysato. Waayoo annaga ayaa u bixiney si aan qabiil qabiil ugu goo goyno. Haddii ay isku afgartaan in magaca Somali galbeed ay qaataan wey xorreysan yihiin ee uma baahna in la xorreeyo. Illaa ay maskaxda uga jirto Ogadenia, waan gumeysaneynaa waayoo waa gobol Ethopia ah. mana xorroobi karaan. Waa qurunlayaal qabiil dishey annaguna dhabarkaan ka fuuleynaa. |
    aragsame | Friday, September 15, 2000 - 09:21 am waabaa baryey bilcsan arooryo baxsan maalin boqran |
    AfJawaanle | Friday, September 15, 2000 - 07:52 pm mala kala qaaday labada magac, kala qaada wayba isku dhib qabeene |
    SUBAC | Saturday, September 16, 2000 - 07:41 pm KALA SAARIDA LABADAAS MAGAC WAA MID U TAALA DADKA IYO DALKA REER OGADENIA |
    wadani77 | Tuesday, September 19, 2000 - 03:32 am ????!!!! |
    . | Saturday, September 23, 2000 - 01:23 pm . |