Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Dumarka lagudayaa ma iska deynaa mase waan wadnaa??!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ing_mo

Wednesday, September 13, 2000 - 02:28 am
Walaalayaal Sidey idinla tahey caadadan soo jireenka ah, maxaa nagu kallifey in an sameyno, mala joojin karaa? bal ka dhiibta raýigiinna.
Aniga waxaan qabaa in layska daayo sideedaba! waayo waa caado xun oo caafimaad daran. Walaalayaal mayska deynaa??!