Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Somaliland Waa dawlad Madax bannaan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 13, 2000 - 06:09 am
Somaliland Madax bannaanideeda kumey helin shir Djabuuti lagu qabtay, ee waxay maddax bannaanideeda ku hersha dagaal iyo dadaal ay dadkeedu uhureen Naftoodii iyo malkoodii,markaa waxan usheegayaa kuwa doonaaya soomaaliweyn inaanay dhacaynin soomaaliweyntaa doonaysaan (afarey: Imanmaysoo soomaaliweyntaa u alwaneysaanee..) waxan markaa idin odhanlahaa waxba wakhtigiina ha iskaga luminina u durbaan tumida soomaaliweyn ee Cabdiqase sabool xasan.

Cabdiqase sabool xasan waa hadhaagii dawladdii afweyne oo marlabaad shaadh kale soo gashaday markaa waxan leeyahay dhegahayga magalayso iimana marayso dawlad hadhaagii afweyne ah oo Gaani iyo Moorgan ku jiraan ayaa doonaysa inay somaliland xukunto iyada oo ku gabanaysa
soomaaliweyn(greater somaliya).

waxan kaloo dadka reer Somaliland u soo jeedinayaa
inay is ku duubnaadaan oo ay meel uga soo wada jeestaan difaacida dawladnimadooda iyo xoriyadooda
(..Wadda jir ayaa lagu guulleystaa).

waxan ku soo gabagabaynayaa ..Somaliland ha noolaato.. amiin allahayoow..amiin.
Somaliland waa dawlad jirta, ninkii diiday hooyaddii ha waso.