Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): MAR HADAAN DAWLAD YEELANAY MA LAGA YABAA MR.AHMED WARSAME(MAREEXAN) INUU GACANTA UGASHO WALAALAHOOD MAJEERTEN ?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NABAD

Wednesday, September 13, 2000 - 05:57 pm
WALALYAL SAAD LA WADA SOCOTAANBA KISMAAY INAY DHIBAATO DHEER KA TAAGAN TAHAY OO AH XAGA QABIILOYINKA MANTA AY HAYSTAAN KOOXDA IS BAHYSIGA UUSE MADAX KA YAHAY AXMED WARSAME OO U DHASHAY BEESHA MAREEXAN MARKAA MA IDINLA TAHAY IN AY HESHIIYAN MAREEXAN IYO MAJEERTEN XUMAANTA DHEER EE KA SOO DHAXAYSAY MEESHA LAGU WAREEJIYO DADKII KA TALIN JIRAY MAJEERTEN WALAALAHODA KALAN AY NABD KULA DEGANAADAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kismaayo-boy

Wednesday, September 13, 2000 - 06:14 pm
AMA MAREEXAAN LEE AMA BARYOOTAN KISMAAYO OGAADEEN BAAHEYSTA IYAGAANE LEH, MAREEXAAN WAXNA KUUMAHAYO WAXNE KUMASIIN KARO, MAY BE GALKACYO. EE XAARKA ISKADUW, ADUUNKAN XOOG BAA WAXLAGUKALA QAATAAYE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kismaayo-boy.

Wednesday, September 13, 2000 - 06:15 pm
AMA MAREEXAAN LEE AMA BARYOOTAN KISMAAYO OGAADEEN BAAHEYSTA IYAGAANE LEH, MAREEXAAN WAXNA KUUMAHAYO WAXNE KUMASIIN KARO, MAY BE GALKACYO. EE XAARKA ISKADUW, ADUUNKAN XOOG BAA WAXLAGUKALA QAATAAYE,.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kismaayo-boy.

Wednesday, September 13, 2000 - 06:16 pm
AMA MAREEXAAN LEE AMA BARYOOTAN KISMAAYO OGAADEEN BAAHEYSTA IYAGAANE LEH, MAREEXAAN WAXNA KUUMAHAYO WAXNE KUMASIIN KARO, MAY BE GALKACYO. EE XAARKA ISKADUW, ADUUNKAN XOOG BAA WAXLAGUKALA QAATAAYE,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kismaayo-boy

Wednesday, September 13, 2000 - 06:17 pm
AMA MAREEXAAN LEE AMA BARYOOTAN KISMAAYO OGAADEEN BAAHEYSTA IYAGAANE LEH, MAREEXAAN WAXNA KUUMAHAYO WAXNE KUMASIIN KARO, MAY BE GALKACYO. EE XAARKA ISKADUW, ADUUNKAN XOOG BAA WAXLAGUKALA QAATAAYE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kismaayo-boy.

Wednesday, September 13, 2000 - 06:18 pm
AMA MAREEXAAN LEE AMA BARYOOTAN KISMAAYO OGAADEEN BAAHEYSTA IYAGAANE LEH, MAREEXAAN WAXNA KUUMAHAYO WAXNE KUMASIIN KARO, MAY BE GALKACYO. EE XAARKA ISKADUW, ADUUNKAN XOOG BAA WAXLAGUKALA QAATAAYE,.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maryoolay

Wednesday, September 13, 2000 - 06:51 pm
garac mesha ka bax dhul maqabtide tigraa hoyadaa wasee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhabayaco ma hilmaantey jabkii ka raacey kismaayo

Wednesday, September 13, 2000 - 08:30 pm
garac adaa ah meel walba lagaa nac soomaali wax ku rabo ma leh booqo pageka xamar ha sheegan 1991 xanuun kii kaa soo gaarey...
xukun jeclidaa madax weynihiiniina iska disheen welina dawlad ha ku hayn ,,,, saa markuu dhintey gurina waa laga ooyaayey gurina laga mash xaradaayey xayawaan xayawaan ma ogaadeen baad gaari kartaa sawkaa kismaayo by force kaaga kacshey ma og atahy ilaa dhulka aan dagno maxaad itopia ugu qaraaree adiguse xagee soomaaliya ka degtaaa dhabayaco lawya kuus....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SADE

Thursday, September 14, 2000 - 02:52 am
War bal u kaadiya DAAR..D!...maxaad meesha isugu xag-xaganeysaan?... hadaad tihiin ilma adeeradey DAAR..D shalay waxaad raali ku ahaydeen inaad beesha SADE meesha uga dhameysaan laakiin Lillaahi iyo Laqdabo meel ma wada galaan.

Anagu hadaan nahay Beesha SADE idinka ayaa baq-baqdiina laga joogsan waayey oo waxaan in mudo ahba idinkula gor-gortameyney in meesha la wada dego ( soomaali weyn) haba lagu kala badnaadee, SADEna uu ka mid yahay beelaha dega, laakiin kibir iyo is mahadin xagiina ka timid ayaa keentay inaad ku laabataan meelaha aad ka kala imaadeen.

Hada oo ay dowlad dhalatayna insha Allah mar walba waxaan anagu ku soo dhaweyneynaa qof walba oo soomaali ah oo xaq ku leh Kismaayo, oo waad ogtihiin wuxuushnimadii aad ku dhaqaaqdeen oo kale inaan anagu ku dhaqaaqin, Axmed Warsame iyo Barre Hiiraalena waa rag sharaf leh oo aan u dulqaadan dulmiga, sida SADE-ba lagu yaqaan laakiin waxaaanan marnaba, marnaba jireyn anaa iska leh iyo anaa ugu laandheersan. Hadii ayse noqoto in lagu kala awood badan yahay Walee Beesha SADE ayaa gacanta sare leh insha Allah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M-kismaayo

Thursday, September 14, 2000 - 03:14 am
Masaakiin mareexaan aaway dawladnimadii 21 sano aad haysateen maxaad ka dheefteen, mase idinla tahay waxaad ka qabsan weydeen 21-kaa sanadood ama aqoon ama dhaqaale, ama ilbaxnimo inaad ka heli doontaan kismaayo? jawaabtu waa maya, horaa loo yiri doofaar ma daahirmo! waligiin sidaas baad ahaanaysaan, oo quule u raadinaysaan, haddana waxaad ku tashataan inaad u noqotaan askar ceyr oo dhulkiina mudug hore idin kaga qaatay, walee wax idinka nasiib-xun ma leh adduunka. kismaayo maalin ay noqoto waan qabsan adna ogow inaad ku danbayn doontid hoog ileen lacagta iyo garabka ••••••/habar-gedir kuuma shaqayn doonto waligaa.