Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): ONE SOMALIA ONE PEOPLE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garre Swe

Friday, September 15, 2000 - 02:39 am
Walaalayaal ilaahay intaad ka cabsataan qilaafada aad isku wadaan hala joojiyo dadka kaliya oo waxaan nahay maanta isdagaalaya ahna isku dad isku diin iyo isku dhaqan maanta walaalayaal hadaan wax idiin sheego hada waxaan daawaday somalia markay maaysay dabaaldagii ciyaaraha olympiga walaahay xaadaydii oodhan ayaa istaagatay marka walaalayaal waxaan filaya inaad adinkana wada dareentaan sidaas oo kale ninowna hataageerin nimanka kasoo horjeeda dowlada cosob ..salaamau alikum