Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Hiraab ha midoowaan kadibna somali
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

afrah

Friday, September 15, 2000 - 06:54 am
mudulood sidoo utaageray walaalkood hiraab, somalidana ha utaageraan sidoo kale, •••••• ha is raaco hawanaajiyaan dariskooda digi marif, si fiican ha ula dhaqmaan reer xamarka ,barawaha sidoo kale walaalahooda jareerta ,daroodka dilka ha ka dhafan,reer waqooyina koofur xukun hoose halaga siiyo xukun hoose oo ayaga u gooni hala siiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohammed Ali

Friday, September 15, 2000 - 07:06 am
Nin yahow xisaabta hoos ayaad ka bilawday ilaa kor sidii loogu talagay laakiin yaa ku maqlin. •••••• tay isugaysteen waxaa u asaas ahaa hunguri xumo soomaaliyana shicibka ugu taajirsan ayay ahaa yeen siyaad bare iyo ••••••• yaa uga fiicnaa adigoo ilaahay kacabsanaya ee ii soojawaab.