    mohamed | Saturday, September 16, 2000 - 05:57 am Saxiibada Qaaliga ah Walaalayaal runtii waxay ku haboon tahay ama ay shafta ku jirtaa, in qofkasta gartaa, noloshiisa Waxa uu sameynayo,mar haddii aan nahay umad wadajirta oo dhaqan diin iyo luqad wadaagta marka soow ma haboona in aan garano wajibaadka Nafsadeena naga saaran,in aan noqono umad danahooda ogsoon,naf gardaro aad ku dishey,aqiro waa lagu weydiin maxaad ku jawaabi, walaal ka fiirso in aadan khasaarin, Aduunka waa waqti yar ma ogid goorta aad dhimaneyso, marka soow mahan in aad u diyaar garowdid maalintaas ,lagu weydiinayo wixii aad sameysey in aad uduunka joogtey, ogow dantaada iyo waxaad qabaneyso, ka qeyb qaado taakuleynta masaakiinta,tageer nabada ilaah haloo towbadkeeno,Ka fogow dulmiga Xaasidnimo,Been, ma shaqeystenimo. |