Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Qaran iyo Qabiil
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A-jeesto

Tuesday, September 19, 2000 - 03:52 am
salaan to all
sida aad la socotaan soomaali badan ayaa maanta aaminsan in dawlad soomaaliyeed la helay, waxaanse rabaa inaan qaarkiin iraahdo sidee practical ahaan isu qaadi karaan qaran iyo qabiil.
ka dib markii lagu qeybsaday dhamaan xubnaha baarlamaanka soomaaliya ee lagu dhisay dalka jibouti, waxaan is lahaa in ay hari doonto wax ku qeybsi danbe hab qabiil, laakiin taasi ma noqon waxaan haddana maqlayaa in xulista ciidamadii amniga loogu tala galay lagu saleeyay hab qabiil sida beelaha degga koonfur soomaaliya oo loo qoondeeyay, mudulood,habar-gidir,etc, waxa aan hadda ka cabsi qabaa xitaa haddii ay timaado in la gaaro il la dhiso heer maamul in la yiraahdo jagooyinka sare ee maamulka halagu qeybsado hab qabiil, waxaan doonayaa inaanu waaqica istusno, maanta oo dunida ay noqotay age of technology ma waxaan ka gudbi la'a nahay barier-kan ee aan dhamaan awoodeena wax garasho iyo mid muruqeedba saarnay oo kaliya sideen u raali galinaa qabiil.
markii hore mise hadda , markii hore waxaan aaminsanaa in wax kasta oo lagu gaari karo dhismo dawladadeed in loo maro, laakiinse runtii ani ahaan haatan aad ayay iigu adag tahay in laga dhigo practical qaran ku base garaysan qabiil.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Run

Tuesday, September 19, 2000 - 02:34 pm
Who are we to fool this new goverment, which they established in Djibout is not going to work.Because it is not based on the somali nation it is based on the •••••• clan. And a clan doesn't build a nation. please stop degrating each other in the site.