Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Hubkaan see dadka looga aruurin doonaa?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YAABANE

Thursday, September 21, 2000 - 09:08 am
Waxaan maanta akhriyey warkan hoos ku qoran oo aad iiga nixiyey. Qofkii raba wuxuu gadan karaa lidka diyaaradaha! Bumbooyin waxaa jira aan dhamayn hal doolar oo caruurtu gadan karto.

Walaahi Soomaaliya Allaa u maqan laakiin waxay ku jirtaa xaalad aad u liidata.

Tusaale ahaan qofkii maanta haysta 1,000,000 oo dollart wuxuu noqon karaa one of the strongest warlords sababtoo ah hubka magaalada dhan ayuu gadan karaa.


http://www.somalinet.com/news/snet/15Sep2000144412.shtml