    godey | Thursday, September 21, 2000 - 04:27 pm WAXANU OGNAHAY DHULKA OGAADEEN MAALINBA MAALINTA KA DANBEYSO IN INYAR INYAR LOO BOOBAYO, HOGAAN KEENA OO AAD UJILICSAN DARTIIS. GAAL IYO MUSLIMBA HADAADAN GUBIN CIDI KU EEGTO WAABA LAGU MAAGMAAGI OO WIXI LARABO LAGAASHEEGI. WALAAL DHULKEENA INTAY GAALO HAYSATO MARKI LAGAREEBO, MEEDAY LUUQ IYO BAARDHEERE, MAXAA MAGAALADEENA KISMAAYO KADHIGAY MEEL DAGAAL MIYAANAN HOGAAN ADAG SAMEEYSAN KARIN? WALAALAYAA AAN NOQONO KUWO ISJECEL CADOW GEENU YUUNAN MARDANBE NAGA FAAIIDEYSAN, TOGETHER I AM SURE WE SHALL WIN. DAD HALAAGE.... |
    juba-boy | Thursday, September 21, 2000 - 06:16 pm Mr goday. we need more people like you, you are really a hero who first puts ogadens' interest than every thing else , brother, I personally support every thing you said. you are a true leader, brother, I am proud of you. keep that sense alive, surely we shall win sooner or later, together, ogadens will win. |
    samarka badi | Thursday, September 21, 2000 - 06:27 pm inadeer godeeyow horta nin wacan baatahay ogaadeen cid wax kagoon kataana majirto soomaali way istaqaan in kastoo samarkeenu badan yahay hadane samarka Allaa amaanay waa inaad in badan samartaa, aaqiro qof waliba wuxuu latagaa camalkiisa maal iyo caruur walaa dhul mina maraaco marka walaal samarka badi Insha-Allah qeyr bay noqon. nabaday. |
    XAQA BARTA | Thursday, September 21, 2000 - 06:52 pm ASSALAAMU CALLEYKUM. WALAALAYAAL ANIGU WAXAAN AHAY OGAADEEN WAXAANA DOONAYAA INAAN HAL KALIMO IDINKUDARSADO, WALAALAYAAL ALLE HALGA CABSADO DIINTA ISLAAMKA MAQABTO IN QOF MUSLIM AH DILO AMA DHIBO MIDKALE, WALAALAYAAL QABIILKUNA SOOMAALIDU SI QALAD AH AYEY U ISTICMAASHAA ISLAAMKUNA WUXUU JIDEEYEY IN QABIILKU LA ISKU AQOONSADO OO KALIYA. SIDAA DARTEED EHELKEY BAA TIHIIN WAXAAN IDINKA DIGAYAA MAALIN QOFNA QOFKALE UGARGAADHI KARIN. WALAALAYAAL ALLE HAGACABSADO. ASSALAAMU CALLEYKUM. |
    Nogob | Monday, September 25, 2000 - 10:58 pm Aniga waxaa ila quman ina gacmo wada jirbay wax ku gooyaane is garabsano odayaasha nahogaaminyana iskaqabano oo inaga dhalinyarada ah wax laqaybsano odayaasha reeraha kale waayo odayaasheenii waxay wada noqdeen biidhiqaatayaal,Ogadenia way xoroobi idan ilaaheeye,dhulka ogaden wuxuu gaadhaa ilaa gudaha Hiiraan meesha loo yaqaan cabdulle Eega iyo Baraawe marka meesha halaga kaco oo aan somalida madaxa ka garaacno sidii nalagu yaqiinay horaanba |
    UZBAK | Thursday, September 28, 2000 - 07:55 am GODEY HADDAAG XISHOONAYSID WAXAAN MEESHA KUMA SOO QORTEEN, EE WAAD RIYOON |
    JALAF | Friday, October 27, 2000 - 12:12 am MARKAAN TABAR HAYEY TALO MA HAYN MAANTOON TALO HAYO TABAR MA LEH CAQLIGA OGAADEEN MA DHAFSISNA TUUGSI IYO CAANO BOORE,SIYAASIGIINA U WAYN WAA CUMER JEES OO DIBJIR,BEEN WAA DHAMAATAY OGAADEEN NO MORE WALFARE FOR SOMALI.GET LOST |
    REER_WARFAA | Wednesday, November 01, 2000 - 08:29 am Waxaa inoo talo ah oo hadal dambe laga keenayn waa inaan caqli soo gadanaa oo aan maskax yeelanaa aan soomaalida kale kula tartano. Caqli la,aantiis horay u socon mayno. Ninka ogaadeen maanta tilmaantiisu waa sidatan nin dheer oo qurxan marka uu hadlo ama fikradiisa cabirana waa ilmo labo jir ah. Sidaa daraateed dhibta ina haysata waa inaan farta ku fiiqnaa oo aan caqli xumada wax ka qabanaa.... |