Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Hala Wada Hadlo Maxaa Ka wanaagsan( Hana Lagu Dhaqmo Xeerka, IYoGo;Aanka,
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Friday, September 22, 2000 - 06:12 am
Saxiibayaal


Waxaan Idin sheegayaa in wadahadal wanaagsan yahay,qof walbana uu keeno wuxuu qabo, goobta
laguna dhaqmo xeerka ay soomali laheed, mar hadii
aan nahay umad wada jirta oo aan sinaba u kala
maarmin, La jeclaada wixii aad naftiina la jeceshihiin dadka kale,ka qeyb qaado dhismaha iyo taaku;leynta masaakiinta,ogow in aad muslin thay
kuna dhaqan (diinta), aad rumeysan tahay aduun
waa waqti yar oo laga tegaayo walaal aaqiro
xusuuso ma;ogid in aad beri gaaridoonto