Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Cigaal,cabdulaahi yusuf iyo malik zanawi.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirazaq

Saturday, September 23, 2000 - 03:54 am
sidaan wada ognahay,waa seddex nin een isku dhumuc aheyn,iskuna ujeedo aheyn.caqiidadoodu weykala duwantahay,labo waa isku diin,midna wuu ka diin duwanyahay.mid ayaa u taliya,wadan labo loo qeybsan yahay dhanka diinka,dhanka jinsigane isku keenay afar qowmiyadood ee kala duwan,oo ey soomaali ka mid yihiin.waxaa uu isku sharaxay in uu dhaxdhaxaadiyo kuwo uu xaqooda haysto.cabdulaahiiyo cigaal ma ka aragti dheer yihiin,mise meesha uu wax ka arko ka soke ayey wax ka arkaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaamoow

Saturday, September 23, 2000 - 05:45 am
aryaa dad caadi ahaa lagahadlaa ee xaytahay geedahaan aa sheegee, waa labo dameer oo gabdhahooda amxaarada ka xukumay ugeeyeen, sheekadooda ma hiisid miyaa?