Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Dhalinyarooy yaa xasuusto sidaan aheen dagaalka kahor?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raaxeeye

Monday, September 25, 2000 - 01:09 pm
dagaalka kahor waxaan xasuustaa inta banooni laga yimaado , lasoo qubeesto maqribkii aa laiskuugu imaan jiray cidi kabis qabta kabiskooda ayaa la sheekeesan jiray , lais foorjeen jiray yaa xasuusto waxyaabihii laga hadli jiray , waxaan la hadlaayaa dadka reerka magaalka ah oo kaliya .

raaxeeye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHADIYA

Monday, September 25, 2000 - 01:33 pm
Maxay wiilasha na firfirin jireen ama na dhihijiren FAXDA WAAYO WAAYO NAGA DHAAFA HEE WAXAAS HANA SOO XUSUSINEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fowzia

Tuesday, September 26, 2000 - 02:25 pm
Mahadsanid Raaxeeye iyo Shadiya:

Inta aan meesha ka akhiriyey waa wax kaliya ee aad oogu wanaagsan oo la soo bandhiga marka kuwa kale loo eego. Waayo dhaliyaradii oo idil waxaa noqdeen kuwo dalka ka soo careera iyo kuwa ku biiray kooxyada dalka ka dagalamaayo. Waa in la soo xusuusiyaa dhamaan dhaliyarada dalka ku noolayee sidii la isku wada jeclaa qofka wuxuu doona ha aheedey. Dhalinyarow xasuusta.

"Sweet memories"
Fowzia