Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Gudniinka Gabdhaha waa XAQ! Discuss.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Tuesday, September 26, 2000 - 07:41 am
Waa in gabdhaheena sharaftooda la dhowraa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, September 26, 2000 - 08:31 am
Waa maxay waa xaq ?

Waxaa habooneyd inaad tiraahdo waa dhaqan xun
ee sidee loo saxaa.

Xaqu waa wixii morally ama diin ahaan sax ah.

Marka taasu wax laga doodo maha, somalina kadib
markey qurbaha ubexeen badankood taas wey
fahameen inay qalad aheyd ee adigu xageed
dunida kaga maqneyd mudadaas oodhan.

Nabadeey