    Abdulahi Cadoow | Tuesday, September 26, 2000 - 10:16 am Waxaa murugo leh beesha ku abtirsato Mudulood oo mar kasta midida u dhiibata nin aanan jecleyn jiridooda, Hadaba waxanan marna hilmaameynn maalinti latoogtay halyeygaa naso marey waxaana soo xigtay dilki Calasoow dheere oo ah geesi kale oo mudulood, Jamhuuriya iyo kuwa kale oo badan oo isugu jiro shacab iyo mutacalimiin. Marka isu sheega dowladnimo ee ninkan oo aniga ii kulmiyey labo arin 1. Dilki Gabeyre oo ey kadambeeyeen rag xukunkaa ah oo isaguba ku jiro. 2. Dilkii Calasoow Dheere oo ey habar gidir dishey. Marka anoo wil Mudulood ah mahlmami karaa taariqdfaa xanuunka leh. Fadlan walleyaal aan isu caawino for the good iyo midnimadeena hadaan mid nahey wax naga hor imaan karo malahn. Towfiiqda alha nawaa fajiyo. AAAAAAMMMMMMIIIIIIIINNNNNNNN. Abdullahi |
    RUN | Tuesday, September 26, 2000 - 11:08 am aad iyo aad baad umahadsantey runta aad kadhiibatey waxaad aragtey anoo kugu raacsan in aay yihiin dhamaantood nimankan iskumagacaabey iney yihiin madaxweynihii somaaliya waaa dada aan ubaahneyn in markhaaatiyaal loo doonto?waayo iyagoonool beynu aragnaa ,anoo og iney dad runta aan jecleyn kula murmayaan laakii run waa run ,been waa been been been been been been. |
    RUN | Tuesday, September 26, 2000 - 11:18 am XAMAREY KU AAWEY?waxaan aad uga yaabey war aan kadhageystey been been sii ooy ydhaahdeen waxaa heshiiyey ina caydiid iyo ina salaand boy, hadaba su aashu hadey hshiinba?ma isku jilib baanu nahay ayy lagu heshiiyey oo wuxuu filayaa in dawlada beenta ah jagolagasiiyo?mise waxuu ilaabey in ragii dagaalka kula jirey iney walinolyihiin xamarna 60%aay haystaan oo ay kataliyaan. |
    Anonymous | Tuesday, September 26, 2000 - 11:36 am Waraada kuwiinan isu camiraya maxaa laba ninoo dhimatay uga hadleysaan waxaa miiska saaran jiritaankii qaranka dhane! Mida kale dadka soomaaliya ugu danbiga badan oo xaasaskooda qalay deriskana masaabir ku dilay waa abgaal hadii nabad la helana kuwa badan oo idinka mida maxkamad waa lasoo saarayaa, marka don't tell me laba askari oo la dilay. Ninka hore waxaan filayaa waxaa loo dilayw aa asoo danbi ka galay dowladii markaa jirtey kan danbana "i never heard of him. |
    Kawiye | Tuesday, September 26, 2000 - 12:40 pm Anonymous qaniis ku dhaley wasey haddi aadan aqoon calasoow dheere ya kuu shegey inuu askari ahaa, balse waa taqaan inuu aha geesiga isl;aanta ceydiid xero gashtey oo rag inaga midaa tuugmo ku daaayeeeeen. Sidaas awgeed Futadsaa cesho habar guidir dabo weyn yahooow |
    Anonymous | Tuesday, September 26, 2000 - 09:06 pm Qolooyinkiina halkaan wax ku soo qoray maxaad uga hadli wayseen wax Hiraab dan u ah oo aad isugu diraysaan dad walaalo ah oo dhibaato dhexmartay dabadeedna ka heshiiyay, shaki kama kama taagna in Allah ha u naxariistee ay Calasoow Dheere & Salaad Gabayre ahaayeen labo nin oo ay waysay beesha Hiraab & Abgaalba marka waxaan idin dhihi lahaa iska daaya isku dirka fidno wadayaalyahow. |
    Mohamed | Wednesday, September 27, 2000 - 08:29 am Mahadsanidiin dhamaan dhalinyarada halkan wax ku soo qortey, saaxiib kawiye maloo baahno inaad u jawaabto raga noocas oo kale ah balse waxaan ku cadeyneyaa inaaan marna anan ogolaaneynin dowlad i su shhega u diyaarka ah dhulkeena iney nagu xakumaaan. Maxaa usabab ah soomali dhan wey is kaqaadey cudurka bal muxu inoogu dambeyaa inaga. Anyway it was good topic i wil never let kilers to rule my country. |