Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa diidan?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hassan

Wednesday, September 27, 2000 - 01:47 am
yaa diidan cid walba iney dhulkeedii ku noqoto ay ka taliso dhulkeeda ka dibna la isugu yimaado dowlad Federal ah? Waxaan ku talin lahaa in dadka dhulka ay lahayn xoogga ku degan ha ka baxaan ka dib ayaa nabad ka aslaaxeysaa dalka.