Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Cali Khaliif Galeyr
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Agdege

Thursday, September 28, 2000 - 02:34 am
Waxa iga su'aale Cali Khaliif Galeyr maxuu ahaa? Jawaabtu waa inee ahaataa mid Somali nimo si daacad ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Soomali

Thursday, September 28, 2000 - 02:51 am
Cali Khaliif Galaydh waa halyey Somaaliyeed

oo wax u bartay wadankiisa hooyo markuu laabtayna shaqo la siiyey, markuu arkay in dawladii Afweyne
Xumaatay 1981kii ayuu ka cararay wadanka
sababtoo ah ma uusan rabin in Gacmuhu ka uskagoobaan intii ka danbaysay 1981 wuxuu deganaa
wadanka maraykanka oo macalin jaamacadeed ka ahaa

1988kii ayaa afweyne maxkamad saaray maxkamadaas oo lagu qabtay wadanka Talyaaniga maxkamadaasi waxay cadaysay in Cali Khaliif uu san Danbi gelin
ee dawladii Afweyne Khaladka leedahay, sababta loo saaray maxkamada waxay ahayd in Cali Khaliif markuu maraykan yimi uu bilaabay siyaasad hoose oo uu ku canbaaraynayo Afweyne arintaa darteed ayaa Afweyne u damcay in uu Suncada Cali Khaliif baa biyo wayna u yare suura gashay waa ayo somalidu Dheg qudha ayay wax ku maqlaan.

Cali Khaliif, gahaydh,Abyan, muuse yusuf,Farax gedle iyo ragkale oo farabadan oo wadanka wax u soo bartay ayuu Afweyne dhibaatooyin waaweyn u gaystay haba kala badnaadeene.