    ABDI | Friday, September 29, 2000 - 01:14 pm WALAALAYAAN IN BADAN AYAA LASHEEKEYSTAY DADKA TAARIIKHDA YAQAANO OO CIDKASTO LEH, WAXEYNA IISHEEGEEN IN HALYEEY KASTO OO SOOMAALIYA U SOOBAXO UU NOQDO DAROOD, MAXAA USABAB AH SIDAAS? WAXAA KALE OO RABAA INAAN OGAADO HADEY JIRAAN HALYEEYO OO BEELO KALE KADHASHAY OO TAARIIKHI AH. |
    Anonymous | Friday, September 29, 2000 - 01:28 pm ABDI ABDIYOW SU'AAL XUME, WANAAGGA IYO WAXTARNIMADA ILLAAH BAA BIXIYA EE QABIIL LAGUMA HELO. WIXII XUN BAA LALA YAABAA, WIXII WANAAGSANNA WAA LAGU HADDI NAQAA. SOOMAALIDU WEYLI DAD BADAN OO WANAAGSAN BEY U BAAHAN TAHAY, EE HA LOO DUCEEYO. ADIGUNA ILLAAHEY KA BARI IN UU INTA WANAAGSAN KUGU DARO, WAX KASTA ASAGAA AWOODEE. |
    ABAA | Monday, October 02, 2000 - 12:13 am NIN DABADIISSA DHIGDAY AYAA ADUUNKA UGU GEESISAN DAAROODKANA WAA SIDOO KALE. TAARIIKHDEY KU JIRTAA DAAROT INEY DABADOODA GADAN JIREEN GABDHAHOODDA GADAN JIREEN |
    SHIRWAC | Monday, October 02, 2000 - 06:13 am abaa. doqon yahay daarod kuwi kuxoreeyey sooma aha kuwi adoo dad aheen dad kaadhigay sow ma'aha. geesinimo daarod baa leh waana laga ogyahay dunida, waxaan wax laqeybsanaa aduunka adinkoo shalay aanu idin xoreynay inaad sixun noolahadashaa anaaga isyeelnay, ee waxaad ogaataa inaad kunoqon doontaan sidiini hore, waad oktahay wax walbo asalkoodi inay unoqon doonaan. |
    Anonymous | Monday, October 02, 2000 - 06:19 am ma iloowdeen halyeey ween ee Gedi shaamboo uu ahaa ma darood? isma oran. kawaran AXmed gurey kawaran sheekh awees |
    Anonymous | Monday, October 02, 2000 - 06:29 am War niman yahow iskadaaya waxaan aad ku murmaysaan waa waxaan qiimo lahayn halyey wuxuu ka dhalan karaa qolo walba mana ah wax dad khaas uleeyihiin ee waa hibo eebo qofkuu doono siiyo.(regardless of his origin) |
    IRIR SAMAALE | Monday, October 02, 2000 - 07:32 pm TUESDAY,OCTOBER 03,2000-3:30PM. You know why because nin iyo nin baa iska dhalay. I sure you're idiot, learn the history the best of the best is samaale and irir because we are the first native somalian . You are second from israil. bye ladies. |
    Anonymous | Monday, October 02, 2000 - 08:25 pm Please don't reply the guy who open this page, because he is not speaking for the majority of the qabil he is claiming to be. Tan kale, halyey is not limited to a single tribe, it's something that God gives to who ever he wishes to, and he is obviously not one, because if he was one, then he wouldn't have posed such a non sense statement like that in here. |
    fagas | Tuesday, October 03, 2000 - 12:37 am somali geesigeedu AIDID buu ahaa geesi kalena ma soo marin tariikhda somalida. |
    DHULQAS | Tuesday, October 03, 2000 - 01:14 am ADDUUNKA WELIMA LAGU ARAG GEESI DAAAROOD DOQON MOOYEE, DAARROOOD HAL KUMA EKA MAANTA WAQTIGIINII WAA DHACAY |
    JEYTE | Tuesday, October 03, 2000 - 03:19 am MEEDJEERTEEN BARBAARTA ABGAAL AA XAMAR KU SUGEE |
    wadani | Monday, October 23, 2000 - 07:55 pm wiil waal sayid mohamed abdule hassan boqor cusmaan suldaan yusuf keynadiid suldaan ali yusuf keynadiid ismail mire abshir dhoore mohamud ali shire ali sharmaarke aw muuse osmaan keynadiid yaasiin osman sharmarke abdirashiid ali sharmaarke abdirazaak hagi hussian mohamed awale liibaan yaasiin osman keynadiid muuse boqor xaagi direi (great syl financer) xaagi elmi (great syl financer) and many others all there are great darood heroes. waana jiraan kuwa kaloo badan oo soomaalida kale u dhashay. |
    gaas | Tuesday, October 24, 2000 - 12:21 am wadanu typical dhabayaco madax yar..kuwa aad meesha ku qortay intooda badani waa majeerteen sabab-- taasi waa qabyaalad yar oo ka timi maskax yar oo wax yar qortay. qaarkood waxaa ay ahaayeen dabadhilif gumaysi.. aaway doqonyahow hanadadii kale ee soomaliyeed amaba daarood sheekh bashiir yuusuf alkawneeyn ismaaciil mire sheekh xasan barsame muuse galaal maxamuud xarbi barkhad cas general daauud iyo qaar kale oo aan filayo dadka soomaliyeed ee wanaagsan ee soomaliyeed in ay halkan ku magacaabi doonaan. aniga naftaydu waxaan ahay daarood mana rumaysni in daaroodku leeyihiin hogaamiyaal keligood, waa mid soomaali u qaybsan, laakiinse lama aragti ahi doqomo badan badan oo daarood sheeganaya |
    Anonymous | Tuesday, October 24, 2000 - 08:19 am adi sameeyso taariikh, ragaas adiga haddii aadan aqoon meel walba ayaa laga yaqaan mana lagaaga baahna in wax lagaa weydiiyo duliyahaw. |
    warya | Wednesday, October 25, 2000 - 05:05 am Dadkoo oon u dhimanaya ayey Lo`da Abgaal biyo cabtaa maankaal cuntaa cows iyo buunsho Lo`da bro waa loo raaxaaya moora aa loo dhisaa dhulka aad aragdoo qaaligaa. Naagaha majertena Sil weyn markasto qoyan ma dhaqaan uf.Marka sow Lo` ma aha |
    Anonymous | Wednesday, October 25, 2000 - 08:38 am war halyay, ayay joogtaa ma taagna in dumar la aflagaadeeyo, waxaan u maleenayaa inaad ku soo qaldantay meesha, meesha waxaa looga hadlayaa halyayadii soomaalia ana aan ku darsado aadan abdule osman cabdulaahi isse mohamed hagi ibraahim cigaal dheere haagi dheere osman geedi raage baarbe sh hassan barsame micheal maryama |