    Anonymous | Saturday, September 30, 2000 - 11:03 am dadka sida aadkA Ah ugu kuur gala,siyaasadda hoose ee qabiilweeynaha soomaaliyeed ee hawye,ayaa waxay si cad oo marqaati maddoonto ah u qireen in doowladdan soomaaliyeed ee carte lagu soo dhisay ee uu hoggfaaminayo Dr,cabdiqaasim salaad, taageeradda ugu weeyn ee qabiilkiisa uu ka helay dhammmaan hawiyaha waxayna si qaas ah u tilmaameen in daka kalsoonida u muujiyey ay intooda badan ahayeen qabiilka mudduloodmarkii uu booqashadii taariikhiga ahayd ku yimid caasimadda soomaliya. |
    GABAR MAJEERTEEN | Saturday, September 30, 2000 - 08:20 pm MUDULOOD SIIBO ABGAAL,MAJEERTEEN SIIBO CUMAR MAXAMUUD, LA'AANTOOD SOMALI DOOWLADBA UMA DHISANTEEN, AMA WAYBA KU ADKAAN LAHAYD SI AY DOOWLAD KU HELAAN, WAA SIDA AAN AAMIN SANAHAY ANIGUYE, AMA AYNU KA ARAGNAY SHIRKII DIB U HESHIISIINTA SOOMALIYEED, WAX LALA YAABANA MA AHAN OO H/YE IYO D/ROODBA WAY YIHIIN RAGOODI. |
    JEYTE | Tuesday, October 03, 2000 - 03:29 am MEEDJEERTEEN BARBAARTA ABGAAL AA XAMAR KU SUGEE |
    GABAR HABARGIDIR | Friday, October 06, 2000 - 03:06 am NINKA WAXAAN QOREY WAXAAN U ARKAA NIN DAD ISKU DIRAAYA WAA NIN KA XUN HAWIYE MAUMALEYNAYO INAD WAXAAN OU QORTEY GACALNIMO ABGAAL IYO HABAR GADIR AYAGAA ISKA KAA XIGA GABAR DAROOD WIIL DAROOD WAXAA TAHAY BA MAANGAAB KA USHEEKE HADALO BAAD RABTAA EE BBC DHAGEYSO <<<<<< HAWIYE AYAGAA ISKA KAA XIGA OO ISKA KAA JECEL >>>>>>>>>> HAISKA DHIGINA DAD ISJECEL DAAROD WAALA IDIN OGAYAHAY EE ISKU DIRNIMO IYO INAAD CEYDEENA KU RAAXEYSATAAN BAAD U QORTEEN {{{{WARXUMO TASHIILNIMO }}}}}} WAA WAXAAD LA FADHIISAN LA DIHIIN OO MEELKASTO KARAADINEY SAAN XUMAAN HAWIYE IYO ISKU DIRNIMO <<<<<<<ABGAAL IYO HABR GIDIR AYAGA ISKA KAA XIGO OO WALAALO AH MARKA HA ISKUDAALININ HARGIDI WAXAY TIRI IYO ABGAAL WAXYTIRI SIDII HABAR CAJUUSO HASOO WARXUMAANINEE ANAGAA HAWEYEEH HADEYNOQOTO EE NAGA DHAXBAXA ADIN NACAB HIHAWIYE BAA TIHIIN WAXAAN WAR AHEYN HASOO SHEEGINEE OO MEESHA OO LIN WAAN KA XUNTIHIIN NINKA HABARGIDIR OO MADAXDA NOQDEY EE ISDUUGA WAA NIN HAWIYE HANA ISKA DHIGIN ABGAAL MATIHID NINDAAROOD AA TAHAY OO ISKU DIRNIMO RABO ABGAAL IYO HABARGIDIR WAXAA LAYIRI ILKA ABEESO HOOS BEY KAXARIIRAAN SO ANAGAA ISLA DHALANEY AMA NAX AMA HANIXIN RUUFIYAAN WAA LAGUGARTEY GOOD BYE |
    Awees | Friday, October 06, 2000 - 03:28 am C/qasim Salaad Xasan iyo kuwa doorta uun waa fara dheer.. waxey weli wadaan uun waa qabiil-qabiil . Reer xamar, midgaan , jareer haloo dhiibo wadanka markasa dimiqradiyada saxda ah dhalatay lakiineyto intii dorood, hawiye iyo isaaq talinayaa somaliya hagaagi meyso waa uun ""kud ka kud qanjo u guur"" |