    Anonymous | Saturday, September 30, 2000 - 04:10 pm KUWIINA HALKAN WAX KU SOO QORAYOW ANIGU WAXAAN AHAY NIN SOMALIA AH OO KU NOOL WADANKA MARAYKANKA UNA MALEEN MAYO INAAN KU NOOLAN DOONO MEEL AAN REERKAYAGU LAHAYN OO AANAN SHAQO KU LAHAYN MEESHA SOMALI II OG TAHAY INAAN LEEYAHAY AYAAN DHISANAYAA NINKII IGU YIMADANA WAX AAN KALA HELO AYAAN LEENAHAY EE BEENTA MEESHA KALA TAGA OO NIN WALBOW ORODOO SIDAAD DHULKAAGA U DHISAN LAHAD KA FIKIR SOMALI U MALEEN MAYO IN AY MAR DANBE WAX ISLA CUNI DOONTO BYE KNOW,,, |
    Anonymous | Saturday, September 30, 2000 - 04:24 pm WALAAL HADII AAD MAREYKAN KU NOOSHAHAY NASIIB BAAD LEEDAHAY WAAYO HADII ILAAH SOOMAALIYA KAA KEENAY NASIIB BAAD LEEDAHAY WAAYO XILAIGAN WAXBAAD DILI LAHAYD AMA WAA LAGU DILI LAHAA.WAXAANA TAA U LEEYAHAY ADIGA OO ARKAY NOLOSHA DHABTA AH SIDA AY TAHAY AYAAD LEEDAHAY REER IYO QABIIL NASO WARYAA. |
    djama | Saturday, September 30, 2000 - 05:02 pm Runtu fanto maha, jaalayaal. waan ku raacsanahay ama waa sida xal iyo runiba tahay maanta. dalkaaga dhiso. |
    Cawil | Sunday, October 01, 2000 - 05:13 am Mr Anon Saaxiib Bal noo sheeg meesha aad leedahay oo dhisanaysid. waan yaabay hadalkaaga bal meesha aad ku faanaysid ood somalli kale kaga maarantay noo sheeg |
    ANINYM | Sunday, October 01, 2000 - 01:16 pm waa Meesha quruxda iyo Bilicda badan ee PUNTLAND.. |
    WADANI | Sunday, October 01, 2000 - 01:37 pm south and north somalia will stay together. |
    Cawil | Sunday, October 01, 2000 - 04:23 pm Anon Waar Puntland lahayne. Puntland wey dhammaataye toos.wax layidhaahdaana ma jiraane tuuladaada sheeg aad ka timid ood dhisanaysid. ma Buurtinlaa. Anigu reer Bosaso ayaan ahay,Puntland wakhtigeedii wuu naga dhacay.Imminka waa dawlad somaaliyeed. Sow sidaa ma ogid, sheego tuuladaada.ama puntland ula bax ama afguduud ula bax,adaa yaqaan. sow sidaa ma aha. |
    GEESI | Monday, October 02, 2000 - 12:31 am HADAD GO DAN IDINKO GAJO IDIINSODISHAY OO ORDEYSIN BA IMANEYSAN EE MAJOGTIN HADA |
    muxya | Monday, October 02, 2000 - 12:32 am klklälkälkäöls |
    farjano | Monday, October 02, 2000 - 07:19 am ku- dhamaan kuwa isticmaalay bogani waat bugtaan waxaadna isku dawaysaan ku faanka dariskaaga kugu dhaw adigoo ku guubaabiya dadka ka tirada yar soomaali wayn ee aadka dhalateen in aad ka fiican tahiin kuwa idinla midka ah. waalaydin arkaa waa laydin ogyahay waana laydinka jaaseen . |
    cawaale | Tuesday, October 03, 2000 - 05:49 am Xagee ku aragtey soomaali aan bukin. dhammaantood waxay qabaan cudur la yiraahdo ha iga bixin kaas oo ah (QABIIL)...Qabiil+jaahilnino=dhul iyo dad baaba ah.... |