Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Yaa garanaya sultaan cusmaan keenadiid
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAASHI.ALI

Saturday, September 30, 2000 - 04:13 pm
ANAGU HADAAN NAHAY HABAR GIDIR WAXAYNU WAAYO ARAGNIMO BADAN KA HELAY SALDANADII SULDAANKA
MARKA MAXAYNU UGU FAA'IDAYSAN WEYNAY SABABTOO
AH WAXA AYNU •••••• DHEERNAHAY AQOON IYO ILBAXNIMO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 30, 2000 - 04:30 pm
CAYDA JOOJIYA ILJEEX AAD TIHIIN ANAKA MA NAKHAAN NINKAAS WAXAAS YAHAY ABGAAL WAAD TAKHAANAA INAY WAXBARASHO LEEYIIN IYO WAAYO ARAGNIMO HADII AAD RABTO ANAKA NOO IMOW KHIYAANOOLE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salaad

Saturday, September 30, 2000 - 04:56 pm
Cismaan Keenadiid waa ninka qoray farta Cismaniyada oo Soomaaliya laga isticmaali jirey wuxuuna mutacalim. Allah ha u naxariistee wuxuu ku dhintay Xamar sanadihii early seventies. dadkuu ka tegeyna waxaa kamida Yasin Cisman kenadid oo qoray qaamuuskii ugu horeeyey ee Soomaliga ahna kan ugu caansan. Waa family well known ka ah Soomaaliya gaar ahaan bulshada qaybta tacliinta leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEYTE

Tuesday, October 03, 2000 - 03:30 am
MEEDJEERTEEN BARBAARTA ABGAAL AA XAMAR KU SUGEE