Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Somalinet writer in Sweden is a relative of the new fake president
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KAMAKACE

Sunday, October 01, 2000 - 09:47 pm
Ninka wararka somalinet ku soo gura waa nin caayr ah oo ay is xigaan madaxweeyne isku sheega. Madaxweyne isku sheegu wuxuu biliqo ugu jiraa gurigii marxuum Cabdalla Faadhil oo ay habar gedirtu dileen. Intaa waxaa ka sii daran af soomaaliga sida loo qoro ma yaqaano , bal dadoow ila arka. Waa nin been faafinaya oo raba inuu soomaalidu madaxa isla gasho. Fadlan walaalayaal fidnadiida iska ilaaliya. Intaasi waa iga talo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suad

Monday, October 02, 2000 - 09:06 am
Beenlow - Siciid Ceer maaho - Wax kale maheesaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Taliye

Monday, October 02, 2000 - 01:16 pm
Waryaa Saciid waa nin qatar ah. Midda kale anagu rafuyaniinta sharaf uma yeelno. Dibi. Wixi dagalka xureynta Muqdisho lagu diley ee kaligiis taliyaha u shaqeyn kirey wey istaahileen. Waryaa ma abahaa ayaa lagu dilay Xamar misse badda ayaa malaay ku cunay intuu qaxaayey waa adiga cabadaayee. Jidkii abahaa marey ha marin, dadka si fiican ula dhaqan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kablalax

Tuesday, October 10, 2000 - 03:25 am
Taliye
waxaad tahay nin nacas ah
sawabtoo ah qarnigii siyaad bare Hawiyahu
waxaay iska fuuli jireen dameeradood
laakiin marka uu ka tagey wadanka
waxaa bilaaabatey in aad u qaadateen in hubka
lagu cayaar ileen markii horeba waxaad eheeden
xoolo oo waxaad bilowdeen in aad maqaarada
aad cuntaan..............
AAN USOO NOQDO TAN RAGA WARKA SOO GALIYO
SOMALINET WARKA WAXAAN U ARKAA NIMAN WADANIYIIN
AH OO HADAAN QABIIL KU TILMAAMO WAXAAN KU
TIMAAMI LAHAA TANADE DAROOD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANON.

Tuesday, October 10, 2000 - 06:43 am
TALIYE

MA OGID MIYAA NINKA HADDA MADAXWEYNAHA AH INUU
SIYAAD BARRE U SHAQEYNAAYAY, GEN.GALAAL INUU SIYAAD BARRE RUUFYAN U AHAA MA OGID, MAXAA LOO
DILI WAAYAY, HADDII WAQTIGAAS RUUFYAANO IYO WIXII
SIYAAD KABAHA U QAADI JIRRAY LA DILAAYAY.
HABARTAA WASE WAX MACQUUL AH KA HADAL, HADDII KALE
KUUNTADAADA XAARKEEDA NAGA QARI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHAKI

Tuesday, October 10, 2000 - 06:51 am
Anigu waan ka shakiyey wiilkan soo tebiya warka. Laakiin jabuuti ayaan weediin doonaa goordhow. Aniga ayaa idin soo sheegi doona.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaq

Thursday, October 12, 2000 - 07:43 am
qabdiqaasim waxaa doortay aderadaada marka ma adeeradaada ayaa khaldan? ama ahaw isaaq,darood ama hawiye,sababta lagu doortayna waxay ahayd inuu yahay nin somali wanaagsan oo caqiidad leh,now that was the fact.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 12, 2000 - 07:57 am
aqli hawiye

siyaad barre hawiye inta hor boodaysa ayaa kabaha u qaadi jirtay, soomali inteeda kale waxay lahaayeen waligood dad aanan la is tusi karin
bal car soo sheeg nin hawiye ahaa oo aanan kabaha u qadin afweyne
salaad boy dabadhilif
galaal jaajuus
adow kabaqaad
aidiid oo markii safiir nimadii laga qaaday noqday mucaarad.
ali mahdi oo xaaskiisii lacagta uga soo qaadi jirtay afweyne (the jerk).
yaad kaloo haysaan warka iska daaya oo haddii aad dad tihiin adinka uun heshiiya oo banii-aadamnimada ku soo noqda.
ninkaan mooryaanka ah ee wararka beenta meesha soo galinayana waxaan ku dhihi lahaa inta ay garaadkaagu yahay ayaad hadashaa. ee iska hadal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YOUNG_BLACK_MAN

Friday, October 13, 2000 - 07:28 am
WAR IDINKU WAXAABA KA HADLAYSAAN CANUGA WARKA MEESHA SOO GELIYA EE MEESHA DHAN AABA CIYAALKII QAASIM AH. MEELAAN WAXAAN KU ARKAY NIN KAFTAMAAYA OO LEH WAXAA RABAA MAGAC AAN BADALO MAGACYO QAABDARO WADA AH BUU SOO QOREY SIDA KAMAKACE BANAAYE, MARKAAN WAX KALE WAAYEY BAAN WAXAAN KU QOREY C/SIM, GALAYRDH, IYO DEEROOW OO AAN DHAHAY WAXAAN KA BARTAY CARTA OO HADAY SOO BAXEEN ISLA MARKIIBA WAA LAGU LEEFAY (WAA LA TIRTIREY TOPIC OO DHAN) MARKA ANIGA QABIILBAA SAA LOO SAMEEYEY LAAKIIN MEESHA NAAGAYS BAA KA BUUXA AAN QAQA KA SIMAYN MEESHA WAXYAABAHA KA XUN XUN MARKA DADKA QORAAN MAXAA LOOGA GOYNWAAYAA QASIMNA LOOLA BIIBAY?????????