Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Warsame (U.A.E)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WARSAME.C.A .SH

Monday, October 02, 2000 - 10:42 am
WAXAAN KA XUMAHAY HOGAANKA BEESHA (MUDULOOD)OO XILKOODA KA SOO BIXI KARI WAAYAYA , NAGUNA DAYACAY SHIRKII JABUTI HADANA RABA MAR KALE IN NAGA HOR KEENAN DAWLADA EEY WAX KA SOO DHISEEN, MARKA BEESHA (MUDULOOD) WAA IN AY KALA DOORTAAN UNA HELAAN XAL MUNAASAB AH OO DARAASA DHEERNA LAGU SAMEEYO LOONA BIXIYO GUDI SIYAASADEED IYO WAX GARADKA BEESHA LOONA YEERO KA QAYBGALAYAASHA SHIRKI JABUTI SIDA ODYAASHA BEELAH SIYAASIYIINTA INDHEER GARAD'KA BEESHA. SI ISBADALKA SIYAASADEED EE KA SOCDO DALKA LOOGA AHAAN LAHAA ARAKTI MIDEEYSAN WAXA AANA KU SOO GABAGABAY NAYAA IN LA ISKA ILAAWO WAXII KHILAAFAAD AH EE SOO MARAY BEESHA. WAXAAN DOONAYAA IN AY KA SOO TALA BIXIYAAN JAALIYADAHA DIBADA IYO GUDAHA MEESHA WAXAA KA MUUQATO ERAYGI FAARAX SEEFEEY ( WAAYEEL ABGAAL IYO WEEL LO AAD NIN KII WARAAB SADAA WADAA).TIINA WAA SOO BAX DAY. MAHAD SANIDIN