Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): QOF WALIBA DHULKIISA HA DHISO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIKARIM

Monday, October 02, 2000 - 12:54 pm
TALO WAXAY KU DHEGTAHAY SOMALI DAMBE OO ISU IMANAYSAA MA JIRTO, MARKAA WAXAAN KULA TALIN
LAHAA DADKA HALKAN KU CAYTAMAYA IN QOF WALIBA
KU DADAALO INUU MARKA HORE KA SHAQEEYO NAFTIISA,
DANTA QOYSKIISA, MARKA AAN LEEYAHAY QOYS, WAA
AABO, HOOYO, WALAAL, XAAS HADDAAD LEEDAHAY AMA
NIN, CARUURTAADA, INTAAS MARKA AAD KAFAALO QAADO, WAXAAD KU DADAASHA SIDII AAD U DHISI LAHAYD HALKII
AAD AB IYO SICIR AHAAN AAD KA TIMID(QABIILKAAGU)
DEGO, WAXAAN LEEYAHAY TARTAN BAA LAGU JIDHAAYE
YAAN LAGAA BADIN, AQOON AHAAN, DHULKAAGA OO AAD
DHISTO HADDAY NOQON LAHAYD ISKUULO, HOSPITAL,S
JIDAD IYO WAX KASTA OO DHULKAAGA USOO JEEDI KARA
IN CAALAMKU USOO JEESTO, ISLA MARKAANAG AY AQOON-
SADAAN, QOF WALIBA HA XASUUSTO MAAH-MAAHDII AHAYD
TIISA DARYEELA TU KALE KU DARA.
SADAAN