Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): SIDEED KU OGAANKARTAA QOF AAD JECASHEY INUU KUJECELYEY?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JACAYL

Monday, October 02, 2000 - 07:28 pm
Marka hore salaan dhamaan inta waxgaradka ah ,waxaan idnwaydiinayaa su;aal guud hadaad qof aad jecashey laakiin isaga aanad hubin balse wax calaamada ah oo lagu gartaa inuu kujecelyey majiraan?adoon wali shaaca uga qaadin balse aad uyara kormartey,isna jawaab diidma ah aankusiin wali?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jeego

Tuesday, October 03, 2000 - 06:15 am
Usha Doqonta/ka agteedaa lagu dhuftaa haddeey garan weeydana iyadaa lagu dhuftaa!!

Adigu maxaad rabtaa? maxaad sugaysaa? Muhiimadu waa adigu waxaad rabtid!! haka wawalin waxa qofka kalle rabo!!

Go ahead and say like a ...........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 08, 2000 - 04:51 am
sheekadani aniga ayay i heysataa ee niman yahow ana maxaan yeelaa runtii gabadh baan ugu dhimnayaa laakiin waxan ka baqaya in ay idiido ee ma iska aamusaa mise wax kastaa ha igu dhacaane suunka ayaan giijistaa bal ila taliya