Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Ogaden iyo wasaqda Soomaaliya.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Egal

Tuesday, October 03, 2000 - 09:57 am
Waxaa la yaab leh in dad sharaf aanan laheyn oo isku tilmaamayo mutacalin ay cayaan ummaddii u dagaalantey si xabashida looga xoreeyo. War xoogsade-isku-sheeg, u mahad naq Soomaalida u dhimatey xoreynta dhulka Itoobiya haysato ee ha caytamin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 03, 2000 - 06:35 pm
egal runtii aad ayay u adagtahay in la fahmo waxa aad ka hadlayso,laakiin hadaan qiiyaaso ujeedadaada waxaan u malayn in aad leedahay ha caayina dadka u dhintay xoraynta gobolka.
taas hadaytahay waa runtaa wax ceeb ah malaha ninkii wax ka sheegana waa khaldan yahay,waxaana leeyahay rabi janadii ha kawaraabiyo intii u dhimatay inta diyaarka u ahna guuuuuuul iyo xornimo gaara ayaan leenahay.amiin amiin amiin.
aad ayaad umahadsan tahay good (topic)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yuuuu

Friday, October 06, 2000 - 12:44 am
yuuuuuuuuuuuuuuuu yaaaaaaaaaaa