    Anonymous | Wednesday, October 04, 2000 - 06:32 am Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya inuu cigaal sii daayay Garaad Abshir. Arintani waxay tuseysaa fulaynimada Cigaal, waayo, qaar ka mid ah wasiiro ku sheegadiisa ayaa lagu weeraray Buhhodle wuxuuna ogaaday inuu isaga ku xigi doono. Well done Dhulbahante. Anigu ma ahi Dhulos laakiin waan ku taageersanahy arintooda. |
    Mr | Wednesday, October 04, 2000 - 06:46 am Assalamu Alaikum, It is true that Ga'rad Abshir has been released, and that his motion for pardon was accepted. I have never felt it was just to detain and put on trial a community leader. Nevertheless, the high level delegations from Sool, and Buho'dle District that arrived in Hargeisa to hold discussions with the administration, have bore tangible results. I see this past crisis, as a blessing in disguise. Much has come of it, and the resolve of the Somaliland people, regardless of their clan has grown. In my eyes, Somaliland as a state has once again emerged triumphant from the brink of turmoil. To the people that have been advocating for violence and wished for distater to come, I am terribly sorry your wish did not come true. Wassalam Wa bilaahi TowFiiq |
    garyaqaan | Wednesday, October 04, 2000 - 11:40 pm ku cida qortay bogan sxb sida aad jeclaysatay maahee bal dub usoo wareyso laascaanood,sawtii ay isuguyimaadeen odayaashii, waxgaradkii,culuma awdiinkii,cuqaashiiiyo garaadadii beesha sool caasimada hargeysa iyagoo sida qoraalo iyo baaqyo ay kutaageerayaan dawlada s/land islamarkaana cafis waydiisanaya xukuumada iyo baarlamaanka s/land sawtii uu qirtay denbigii lagu soo xidhay garaad kusheegu isla markaana uu kanoqasho ka bixiyay denbigii ku salaysnaa qaayin muwaadinka ahaa ,waxaan filayaa in aad hurudo ee bal toos soo warayso duriyadii halka ay ku dan beeysay iyo halka ay durbaanada ka tumayaan. |
    g | Thursday, October 05, 2000 - 05:19 am garyaqan waad isku xartee seexo orod BBC dhagayso watii 200 oo nin oo hubaysan ay hotel harar oo kuyaal buuhodle logu dhacay raaasna cida loga dhigay kadiba la damcay in loo gu galo harar dhexdisa lakiin ay badbaadiyen rag reer buuhodle isla aha ayan si degdeg ah magaalada loga saaray oo ay u adeen balidhiig sabtoo ah 200 oo nin oo hubaysan wax ka celin kara majirto saas darteed bay kuwii somaliland ka socday ay ula hadleen cigaal ay dhahen dadkan odaygoda ma haysan kartide intii dhiig badan quban u siii daa odayga. |
    QABOOJIYE | Thursday, October 05, 2000 - 05:32 am TO:G; WAXA FIICNAAN LAHAYD INUU GARAADKU KU XRNAAN LAHAA XAMAR,MAANTA SHEEKO KALE AYAA JOOGI LAHAYD,INTA AY DILAAN AYAY WELIBA FUTADA BEETARI KA GELINLAHAAYEEN,OO AY BILILIQAYSAN LAHAAYEEN.CID BAQATAY MAJIRTO,BBCDUNA WARKAAS SIDAA UMAY SHEEGIN.SABABTA LOO SII DAAYAYNA WAXAY TAHAY MARKII UUQIRTAY DEMBIGII UU GALAY IYO ODAYAASHII KA YIMID LAASCAANOOD IYO BUUHOODLE OO AHAA GARAADO IYO CUQAAL IYO SHUYUUKH,OO CIGAAL CAFIS WEYDIISTAY.CIGAALN WUU KA YEELAY ARINTAAS.SAAXIIB MEESH WAXA YAALA DHAQAN IYO IS IXTIRAAM IYO WADA DHALASHO.MALA SOCOTAA IN GARAADKA AY WALOOLO YIHIIN NIMAN IZAAQA OO AY XAGA HOOYO KA WALAALYIHIIN. |
    Mr | Thursday, October 05, 2000 - 05:01 pm Assalamu Alaikum, This was an unfortunate incident, nevertheless under the circumstances we have shown our true colours. BBC MONITORING INTERNATIONAL REPORTS: SOMALIA: SOMALILAND AUTHORITIES RELEASE JAILED TRADITIONAL LEADER 93% match; BBC Monitoring Service - United Kingdom ; 05-Oct-2000 12:00:00 am ; 108 words Text of report by Somaliland newspaper `Jamhuuriya' on 5th October Garad Abshir Salah [prominent traditional leader and member of the Somali Transitional National Assembly] was released from the Hargeysa Central Jail yesterday, having been in prison for almost a month. He had been sentenced to seven years in prison after a Berbera court found him guilty of treason. Before his departure for Laas Canood yesterday, our reporter visited him at Hargeysa Club where he addressed journalists. Garad Abshir Salah said he was released following a presidential pardon, and thanked the president [Muhammad Ibrahim Egal, leader of Somaliland] for the clemency. He said he had been well-treated both during his trial in Berbera and imprisonment in Hargeysa. Source: `Jamhuuriya', Hargeysa, in Somali 5 Oct 00 p 1 |
    Anonymous | Friday, October 06, 2000 - 11:50 am qabiilku cudur weeye ilaahay ka baqa oo iska daaya waxaa tihiin dadkii wadankeena indheergaradka u noqon lahaa oo la rabay in ay hogaamiyaan marka waxan waa laydiin dhaamaaye wake up you'll. |
    DARUURAHA | Friday, October 06, 2000 - 12:25 pm KU: DHAMAAN FAQASHTA MEELAHAN BEENTA KU QORTE<waxaan idiin sheegeyaa inaanu gobinimo,dadnimo,iyo darinimaba dad dhawra oo tixgaliya inaanunahay waligeedna aanu aheyn xataa markii magaalooyinka Hargeisa,Burco, barbara ,Gabilay,aad dhulka lasinteen hadana Geesiyaashii (SNM)dadkii halkaa joogey waybadbaadiyeen xataa kii aydagaalka ku qabtaan,hadaba maantana ninkii laguxukumay 7 sano waa taa hadana aanu siideyney,idinkuna kaad xidhaan wuxuu ahaa nin xabaalgaley haduunooladaba Tusaale aan fogey MUDANe CIgaal-(M,J\Sland) wuxuu kasoo laacay Jeelkii cadaabta ahaa (Labaatan Jiraw)iyo dadbadan oo udhashey dalkaa S\Land, markaa gobanimada waa loodhashaa iibse laguwaaye iska nacnacleeya Faqasheey inta la idin sooqaqabanayo . |
    gabyow | Saturday, October 07, 2000 - 07:12 am TO:daruuraha Hadaa nahay FAQASH idinkana waxaa tihiin DHOQOSH saas ula soco |
    Anonymous | Saturday, October 07, 2000 - 10:33 am Mr; what is your point of posting this article? what is your are trying to prove?. You proved nothing. By the way Jamhuuriya is iiddoor newspaper. Bring us any other source. |