We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, October 05, 2000 - 06:37 pm Qalkan waxaan rabaa inuu noqdo qolka shukaansiga maadama forum kii uu qabiil caay noqday halkan ha isku arkeen dadka single ka ah ee aan wali guursan ama garoob yasha e-m reeba mudanayaal iyo marwooyin si la iskula xiriiro .
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, October 05, 2000 - 10:34 pm to;QURUXLEEY aad baad ugu mahadsantahay qolka aad noo furtay.. waxaana ahay wiil soomaaliyeed oo doonaya gabdho somaliyeed uu shukaansado sidaasdaraadeed.. ha igala soo xiriireen e-mailkan... xanan@hotmail.com.... aad baan mar labaad kuugu mahdinayaa..... byeeeeeee...byeeeeeeee...byeeeeeeee.....
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, October 07, 2000 - 05:25 pm To:Quruxleey Hadii aad furtay bogan ,kuna magacawday boga is shukaansiga ,maxaa dhacay oo aad uga tagi weyday e-mail adress kaaga,mise in lagu shukaansado marabtid? alley552000@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, October 07, 2000 - 05:39 pm Anon and anwar waad mahadsan tihiin ka soo qayb galka page aad ka soo qabgashen gacmo furana ku soo dhawaada lakiin waxaa loo baahan yahay inaa shegtaan dadiina ,waxaad qabataan , meshaa ku noshihiin iyo hadaa single tahay ama hore u soo guursatay.Gabdhahena somaliyedana waxan jeclahay inaad ka soo qayb gashaan ha xishoonina ka soo qayb gala.Aniga insha ala waan soo qori e-m mar dhow.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, October 07, 2000 - 07:19 pm quruxleey, Naag falan baad tahay ee orod oo meel fariiso. Hadaad rabtid in aad rag shukaansatid maad e-mail u dirtid intaad fagaaraha ku weydiineysid. Maxaad u maleysay raga iney ka cadahay?. Maxaadse u dhaafi weydey e-mailkaaga?. Suuro iyo mukur aan naagaha soomaliyeed ku nacay ayaad wadaaye ii soo bari walaashiis.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, October 07, 2000 - 07:33 pm Salaan dhammaan mudanayaasha iyo marwooyinka golaha. Da'deydu waa 25, doob soomaaliyeed, arday sanadkii koowaad ee waxbarasho jaamacadeed. Email address: dalmar60@hotmail.com Bye......
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, October 08, 2000 - 02:05 am hello quruxleey. waa ra'yai fiican lakin waxaa is weydiin leh ma'aamineysaa nin aad ku baratay netka? waxaan ku leeyahay mid ku agjooga raadso oo aad si fiican u barankartid,inkastoo nin somali sahal lagu ogaan karin wuxuu rabo iyo wuxuu qarinaayo!!! waa walashaa M.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, October 08, 2000 - 11:48 am naag somaliyeed kacsiba malaha ee maxaan ku sameyn,ma gidaarkaan ku nuuradeyn.
|