Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Yaa igu raacsan in ey soomaaliyoodhan ay handi gaab noqotay waxyar mooyaane siiba ku qurbaha jooga!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lataliye dadka qurbaha jooga

Sunday, October 08, 2000 - 12:30 am
waxaan idanka waramayaa sida ay somaalida qurbaha joogata ay handhigaab ku noqotay waxay kuno qotay waxab aykafikiraayaan malaha ilaa meeshaan bey ceer dhuuqaane qabiil ayaa markuu dalkooda kadhamaaday ay hada maqleen markaasey dadki daalay ay ku kortumanayaa ilaah kacabsade miyaana ladoqomoobin reer qurbow halkaan baad umoodaa dalkiina hooyo uu barafka idin kudilay cajiib!!!!!!!!!!!!!sual fadlan iiga soojawaaba dadkiinaa qurbaha ku handhi gaabow waxaan idan weydinaa maxaa kabarateen ooaad ka keen teen qurbaha??iiga soojawaab fadlan aniga oo jooga muqdisho oo kafaa ideestay fursataan hada ii imaaday ee internatka.waxaana arday ka ahy iskuul alcimra ee kuyaala magaalada muqdisho dadeydana waa 18jir.macsalama