Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Somaliland ma run baa misee waa riyo hadii mustaqbalka la eego?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cartan

Sunday, October 08, 2000 - 02:21 pm
dowlad gobaleedka la magac baxay somaliland xagee buu ku tirsanyahay maanta marka sharciyada addunka la ego ee ku waajahan gobol ka mid ah wadan xor ah dawladna leh?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Darwiish

Monday, October 09, 2000 - 08:53 pm
Saaxiib Cartanow soomaaliland waa riyo iidoor weligeedna la sal gaadhi maayo.Isaaqu waa dadka keliya ee ku faana waa nala gumeysan jiray,waa dadka keliya ee ku riyoonaya waxay ugu yeedhaan
Qudhunland. Saaxiib cartanow hadii gaalo noo timi oo qaarba qayb goosteen markii dambena naga tageen,ma waxaad la soo taagnaaneysaa Qeybtasaan nahay. Waxa dhulkaniidoorka la degan afar beelood oo kale mana ogola in wadanka la kala googooyo hadey rabaan waqooyi galbeed iyo togdheer how taliyaan.