Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): SOMALIYA MAXAY KU BADBAADI KARTAA YAASE BADBAADIN KARA.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Monday, October 09, 2000 - 02:51 pm
waxaan qabaa in somaliya u baahan tahay in la
badbaadiyo lagana badbaadiyo dadqaladan is --
sharaxay, sidaas darteed waxaan ka codsanayaa
dhammaan ummadda soomaaliyed inta aan qabiilku
maskaxda ka degin inay soomaaliya badbaadiyaan, aaway aqoonyahankii soomaaliyeed, aaway culimadi
soomaaliyed, aaway wax garadkii soomaaliyeed,
aaway dumarkii iyo caruurtii soomaaliyeed ee
hilibkooda haadka la cunsiiyey miyaa la ilaaway.
miyaa la ilaaway dadkii masaakiinta ahaa ee
qabiilka loo laayey soomaaliyeey aan dadqaladan
iska qabano haddii kale bari ayey hub isugu keen
dhiibayaan, haddaad diidaan saadambaad garan.