|         Ahmed Qaar.   | Tuesday, October 10, 2000 - 01:52 am This topic should be objective and do not mix with  your own tribal feelings. you should be able to recall facts and events related to the person you are suggesting.
   | 
 |         Waamo   | Tuesday, October 10, 2000 - 03:11 am 1.ABDULAHI YUSUF  1980
 2.Siiranyo And Abdieaxmaan Tuur and Dhaga weyne
 3.Caato, Xuseen Ceydid
 4.Ali samatar,Morgan, Gabyow,Jees
 5.Masale lakaashiga axmaarada uu ku laayey dadka
 Reer Gado:
 6. Ali Mahdi, Suudi,Qanyare
 Those are most wanted criminals
   | 
 |         KEYSE   | Tuesday, October 10, 2000 - 03:47 am Suaal:
 What have Abdulahi Yusuf and Abirahman Tuur done?
 
 You people don't even know what war criminal means. I know Ali Mahdi, Morgan and Atto are criminals and I can get video tapes to prove. But, can you tell me even one ethnic cleansing that AYusuf/Atuur ever took part of?
 People fight for power of other things but you can sue people as war criminals if their intent was to kill innocent people just because they disagree with them.
   | 
 |         baxar   | Tuesday, October 10, 2000 - 04:31 am Dhamaan qab qablayaasha degaal iyo kuwa siyaasada waa WAR CRIMINALS  waxaana u kale saarey sidan
 politic war criminals
 1-cigaal
 2-c/laahi yuusuf
 3-c/raxmaan tuur
 4-xasab abshir
 4-maxamed abshir
 5-c/qadir soope
 5-gen gelaal
 6-cabdi warsame isaaq
 7-cali mahdi ex-war criminal now politic criminal
 8-madaxda maxkamada islaamiga
 
 WAR- CRIMINALS(WARLORDS)
 1-caydiid
 2-caato
 3-yalaxoow
 4-qanyare
 5-shaati gaduud
 6-morgen
 7-gaani
 8-cali samater
 9-maxamed siyaad alle ha u naxariisto(waayo waa adoon ilaahe)
 10-ciidamada maxmada jooga sh/hoose
 11-soomalida degan yurub iyo ameerika (waayo waxay gadaan hub iwm)
 12- USA (maal galin ku sameeya kooxo ka mid ah warlords)
 13- melad sanaawi(itoobiya)
   | 
 |         Waamo   | Tuesday, October 10, 2000 - 04:40 am Waa in la fahmaa micnaha war criminals
 marka aan leeyahay Cabdulaahi Yusuf
 umad Soomaliyeed ayuu Axmaro ku soo
 hokaanshey.
 Cabdiraxman Tuur waxaay xasuuqeen dad maxaabiis
 ah ama beela iska dhaqan marka dagaalkii
 waqooyi wixii dadka shicibka ah ku soo
 hogaminayey dadka shicibka ah Jabhada iyo
 ciidamada dowlada waxaan u arkaa war kriminals
 iyo wax yaalihii ka dhacay Burco iyo Barbara
 intuu uu hogaaminaaye dowlad isku sheega
 waqooyi
   | 
 |         Anonymous   | Wednesday, October 11, 2000 - 07:28 pm You Forgot the SNM organized crime family-war criminals who are selling out land to Ethiopia.
   | 
 |         Wardi   | Wednesday, October 11, 2000 - 09:57 pm Tol haddi la yahay raggas ha la isoo xirxiro!
 
 - Xuseen Caydiid
 - Suudi Yalaxoow
 - Qanyare
 - Cabdullahi Yusuf
 - Cusmaano Caato
 - Cigaal
 - Cali Mahdi
 - Morgan
 - Cumar Masale
 
 Haddii kale aan ooyee Albaabka ii xirra!
   | 
 |         Cismaan   | Thursday, October 12, 2000 - 12:25 am WAAMO IT SEEMS THAT U HAVE SOMETHING AGAINST CABDIRAXMAAN TUUR,MAYBE HE IS NOT FROM UR QABIIL?????BUT LET ME TELL U SOMETHING C/TUUR IS FAR AWAY FROM BEING A WAR CRIMINAL THE GUY RESIGNED FROM THE PRESIDENCEY OF THE SELF PROCLAIMED REPUBLIC OF SOMALILAND B4 THE WAR BROKE-OUT BETWEEN THE GARXAJIS AND THE REST OF ISSAAQ,SO DON'T BLAME TUUR FOR IR BLAME CIGAAL AND HIS CLAN-MEN WHO ORGINIZED THE WHOLE THING OUT OF THEIR SICKNESS(AND FEAR OF GARXAJIS)IT IS CIGAAL WHO NEEDS TO BE HUNGED FOR THAT CONFLICT HE CREATED BETWEEN ISSAAQ.
   | 
 |         Anonymous   | Thursday, October 12, 2000 - 07:42 am You guys are  so great
 
 to wardi waa laguu soo xirxiraa laakiin intee lguugu soo xirxiraa meel sheego naa kuu keenaa
   | 
 |         Daljir   | Thursday, October 12, 2000 - 09:00 am Waa maxay War-Criminal? Qof kasta oo wax dilaa ma aha war-criminal wee dambiile kale ama dilaa iyo wax la mid ah. Lakin ereyga War-Criminal sida ka muuqata waxa uu la xariiraa dagaal.
 
 War-criminal = dambiyo-dagaal. Taas macneheedu wuxuu noqon karaa, waqtiyada dagaalka oo la laayo dad rayad ah. Waxaa kaloo keeni kara ayadoo la laayo dad maxaabiis ahaan loo qabtay. Tirada dadka la laayaa ee aan hubeysneen ma laha yaraan iyo badnaan. Waxaa ka mid ah ayadoo meelo loo yaqaan dad shacab ah la weeraro ama hub lagu rido magaca qowmiyaddaas awgeed kadibna ay ku dhintaan dad rayad ah. Waxaa ka mid ah dadka oo maxkamad la'aan la dilo waqtiyada dagaalka. Isku soo duub, qof aan hubeysneen lana qabtay kadibna la dilaa waa dambi-dagaal.
 
 Haddaba annagoo saas u fahansan aan isweydiino yaa galay dabiga noocaas ah? Yaa magaalo ciidan ku soo weeraray oo ku laayay dad rayad ah? Yaa maxaabiis dilay? yaa qowmiya ama qabiil somaliyeed si gaara weerar ugu qaaday? Waxaa kaloo loo baahanyahay caddeyn muuqata ama ogaansho kale hadba kii aad heysid waana inuu ahaada dil systematic ah inta badan ama maamuleed haba yaraadee.
 
 Digniin! Qofka aad necebtahay qasab maaha inuu war-criminal yahay waxaad ku qabsan kartaa dambi kale sida dhac, dil, afduub, ama shirqool sababa dil.
 
 Hadaba dib ugu laabta magacyada oo soo xula inta ku beegan sifahaan.
   |