    Kuumade | Tuesday, October 10, 2000 - 11:10 am from Kuumade Unite Soomaliya |
    ciidagale | Tuesday, October 10, 2000 - 11:17 am kuumade, hadaanan isu tagin ee aad gooni isku taagto waxba kuu socon maayaan. itoobiya weligeed iyadaa heesaneysaa dhulkaa somaliyeed ee nacas yahow sideen isku raacnaa wey dii raga....iidoor afka ha ku taagiin...........hadii la faana adiga uun baa idb u guran la saco sida. remember: qamaan bulxan(Ogaden): "ama na daaya daawasho iyo ceeb waa wada qabnaa yee".....dhulkaasi lagaa qaadey waa somali galbeed ee faanka daaa....... again: yawle(HY): "soo taan wardheer iyo wiil waal calan ka laad laadiyey"............marka sxb adigo lagaa hayo substantial evidence raga looma faano ee waxaan ku oran lahaa sidee ku midoobi laheen....anaga aan isku danbeynee? |
    Awaare | Tuesday, October 10, 2000 - 11:58 am Ciidagale:::::::::::: waa kuba aan gabdhahooda Biyaha aan ooga doorsani jirney |
    xxxx | Tuesday, October 10, 2000 - 12:04 pm TO:AWAARE: ADIGANA WAXAANU KAAGA DOORSAN JIRNAY KOOSARAD TIMIRA.EE TAA LASOCO. |
    Kumade | Tuesday, October 10, 2000 - 12:14 pm waana taqaanaaan saan idiin galney 87 never ever forget that.......... Hadan waa aragtey in Reysul wasaaraha laga dhigey nin darood ah |
    Garxajis | Tuesday, October 10, 2000 - 03:40 pm Salaan, Waxan la yaab le afartan Daroood wagashle miyay ilooben shalay markii ay Habar Gidir oo kaliya naagahooda saf ka mareen./??????????? bal halkaad joogteen waydinkii yaacee..naagihii landcruurka futada weyn saari jiray meeye...qarac Hawiye ah ayay Kenya la yaacayaane..lol Ta labaad SNM iyo Somalweyn oo dhan waatii lays helay ....fqashna tii lagu dhigay waad ogtahay. Ma afkaad ku hawl bixi cidladaad ka hanjabaysaaye.. Ogaadeen oo idil Garxajis ayaa Hawd ku wasa Dhulbahante 90 sandoodba dumarkooda iyo Hara Cayanba ba Habar Jeclo reer Daahir ayaa ku wasa.. Sxb taariikhda soo baro adoo nool ayaan ku aasee. Nabadeey |
    ifraah | Tuesday, October 10, 2000 - 04:37 pm TO:garxejis Waryaa anaga haday mooryan wax na yeeshay manta waa kuwa rasalwasare aan haysano lakiin adiga oo dadkagii wali xabaalaha hargaysa aad raxanraxan uga soo sartaan xitaa rasalwasare niliima garan kuraastii jabuutina waxaa nili siiyay 22 inaa waqooyi goosatana waa nilii diiday markaa yaa guusha gaaray .Dawlada somaliyaa tiri waan la dagaalanayna walee waa yaab sida daanyerka baad buuraha ku hoos jirteen naagihinana moorgan iyo gaani kuwasayeen hargaysa ayna wiillal yar yar xukumayeen magaladaada 21 sano markaa maxaad ka faani ma idinkaa waxba ka hadhay kii magalada is dhah soo gal waa la dilayay malintii hawiye siyaad xukunka karidaad xorwdeen aad durkaad merayseen ka soo hoyateen anaa wax xoraystuu ku leeyahay faanbadaa ragiina yaa bahdilay waa darooda taas la soco waa waxaad calanka u xorteen waxaad ka baqaysaan in darood markale idin shabugeeyo guruuc yahay afka uraya. |
    MEDIVAL WARIER | Tuesday, October 10, 2000 - 06:15 pm RE:GARMAXAIS NIJAAS. War ma adoo GARXAJIS ah baad taariikh sheeganaysaa? Wax ma garatoyaha. War bal ii sheeg taariikhda GARXIJIS NIJAAS leeyahay. Ma waxaad ku faani odagii REER SUGULEE doqonka ahaa (XIRSI AMAAN). EE ragiisa intuu soo safo WARANKA galgalinjiray, Mise kii kalee TIGAAL CAWAR ee(SAMATAR IL LAW)sida dumarka buraamburijiray??? Ab iyo isir baad u leedahay "khaniisnimo" iyo Dhilaysi. Gaal baad dabodhif iyo boy u ahayd abidkaaye. 1975kii JEDDEH-SAUDI-ARABIA naagihii " IIDOOR" baa ka biaabay inay "GURI SHARMUUTO" ka furtaan "KACBADII ILAAHAY". waana hubaal warkaasi oo waliba hadaa u baahantahay in aan kuu sheego naagihii "IIDOOR" magacyadooda iyo "ISAAQ" cidii ay ka ahaayeenba. Aduunka kama dhicin nin walaashee ama naagtiisa kireeya ama ka fataala idinka mooyaane. Anigu caro "IIDOOR" baan ku dhashay oo la iigama sheekaynkaro dadnimada qofka "IIDOOR"ka ah ku jirta intay le'gtahay. "DAAROODKU" markuu idin lahaa "ILAAHAY" kasocaw, waydinkii u soo kala dusdusi jiray habaynkii oo idinkoo wada (hablihiin minjaha dhudhubnaa ee wada ilkaha cascasaa), nin waliba ninka kale qaniinsiin jiraye oo nin waliba ninka kale ka soo sheegi jiray dambi arootii BADHKA lagu toogto. Taariikhda hadaan dib kuu xususiyo nacasyahaw "GAR-MA-XAJIS" garna ma taqaanide, Shalay bay ahayd markaanu BUURAHA "HABAR-JECLO" ku ilaani jirnay oo aan loo ogolaan jirin inay kasoo dhaadhacaan. sxb... hadii taas muran kaaga jiro, waxad waraysataa AABAHAA, ADEERADAA IYO AWOOWAYAASHAA WIXI KA NOOL. "HABAR-YOONISNA" hadalkeedaba daa oo iyaga waa af ka nool waligoodna taariikha laguma hayo goob ay rag iskaga celiyeen, "OGAADEEN"na isma soo gaadaan ee waxay ka fadhiyi waayeen waa qoyis yar oo la yidhaado "REER ISAAQ" oo ah "CALI IYO HAAROON", oo u dhigma "CIIDAGALE" marka haybta la isu qiyaaso. Kuwaas kalee "HABAR-AWAL"na iyagna QOOM-OL-LUUDNIMO u daa oo iyagu waa dad "LIBERAL" ah wax ka xaaransani maba jiro. Reerka kaliyee idiinku donta wanaagsani waa "ARAB" iyagna waanaag uma ogolidine waa taad u bixiseen "ARAB ARSAAQ WAAYAY" iyo"ARAB DAAN DHAGAX". Waa idinkii "INGIRIISKA" ku diray iyaga iyo "REERKII IDINKA GOBSANAA EE REER DAAMI". Hadalkayga wax kusoo gabgabaynayaa, waa (GURI QURAARAD AH NINKA KU JIRAW HA TURTURIN NIN GURI DHAGAX AH KU JIRA). Waxba isu sheegimayno anaga iyo reer ka siman "KHANIIS iyo DHILO". |
    Kumade | Wednesday, October 11, 2000 - 01:29 am Garxajis Laakiin idinka naagihiina waxaa wada wasay qarankii Soomaliya haaahhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh |
    Garxajis | Wednesday, October 11, 2000 - 03:56 am Salaan, Walaahi qosol weynaa bal eega markiiba waad cabaadeene..lol anigu anoo caytamin ayaan idiin ka jawaabayaa taariikhdaanu soo marnay.. bal waar car ninka Darrood sheegta ee wax iska celiya..lol kow dhe taariikhda Garxajis iyo Ogaadeen bal aan wax ka sheego. Xirsi Amaan saw ma aha ninkii Ogaadeen ka qaaday Hara Gar Duur 1870gii saw . Hara Gar Duur waa maxay waa 12 ceel oo ogaadeenku ka yaaceen..car diida anaaba ku dhashay Gaashaame. Markii aw Boqor Xirsi Amaan sidaa yeelay ayuu Ugaaskii Ogaadeen sidatan ku calaacalay wuxu yidhi isagoo cadho hadlaaya.." Alahayaw maxaan Iidoor Dhul uga kacay".. Ciidagale ama Daauud Garxajisna waa la yaqaanaa dagaalkii " Dhurwaale" inta Ogaadeen la eryaday ayay ilaa Bartire gaadheen. Dagaalkii ayaa waxa lagu qabtay 12 nin oo ogaadeen ah 1932gii fulaynimo ogiis ayay ogaadeenkii sheegteen midgo si loo cafiyo . Qawdhan Ducaale oo gabyaa ciidagale ah ayaa intu qoslay sidatan Xarbi Dheere oo Ogaadeen ah ugu gabyay: Xarbaw faanku waa ribo danbi le runina waa taase Waligii ragi waas dili jirey ee raxinkii dheeraa Sawtan aw ruux dhagyro iyo reer midgaha sheegtay. Faan badanaa faqashtu..lol taasi waa taas.. waxa laysla yimi dagaaladii Wadaadkii Futada weynaa. waa iga suaale wadaadku yuu ugu necbaa rag???? Waa Muuse Faarax Igre, Habar Yoonis /Muuse Care waa ninkii Warsangali, Dhulosdhilo iyo Ogaadeen saf ka maray geel baad sheegyasaaye macaa naagahii Dhulbahante ee Ina Cabdilaahi Xasan Xaarnata ku qabay qaar buu kala hadhay..car dayday gabaygu ina Cabdilaahi Xasan ku calaacalaayo oo aw higaadinayoo ina Igre. Ka soco Geelii Darwaashiita oo Idil yuu Ahaa ninkii Guutada watay ee eryday Wadaadka???????? Xaaji Waraabe Habar Yoonis/Xirsi Cismaan, waa ninkii Hagoogane beesha Qorxay ka qaaday wadaadka, ala yaa ku tusi lahaa Qamaan Bulxan iyo Wadaadkoo ninba dhan u booday ayagoo gacanta is haysta iyo Ismaaciil Mire khaniiska ..lol waa taariikh ayaan kugla doodayaa ma ahi nin shalay bartay sidaada oo kale sheeko dumar iyo faan iyo cay baad wadaaye. Ka soco wadaadkii markii la jabiyay ka dib ayay Habar Yoonis hadana Ogaadeen ka qaadeen 12 ceel oo kale iyo ilaa 300 boqol oo halaad geeli Daahyaale..lol Cali Dhuux baa baroortay isagoo le. Doqonkii Ogaadeen ahaa Doolo laga qaadye Loo diid Danood iyo Haduu dagi lahaa ciide ......................................... Habar Yoonis bay uga durkeen dagaladoodiiye.lol Waa adeerkaa ayaa kuu markhaati ah calaacalkii Qamaana kolay waad maqashay..lol laakiin awawyday siday ugu soo jawaabeen?? Ismaaciil Cigaal Bulaale Habar Yoonis/Reer Sugule wuxu yidhi isagoo ceelkii iyo geelii aw muruqa ku helay gabadh Ogaadeena haysta sidatan: Daahyaale geelii la helay wuu dir lumayaaye Dumarkiisa waxaan loogu lumayen waa duulkaan ahye Dagani maayo jeer aan ku furo dagalkii gaafowe Miyaa na looga daray saw ragii duuli jiray maahin Mise doorkan buu xoog ka dhacay duuda Habar Yoonis Yaa salaam. ka soco sxb wali yaabaa is gaadhay. aan taariikhda shalay aan keeno. dagaalkii Habar Yoonis iyo Ogaadeen 1985kii aabo waydii hablo la koryaw kolay maad maqale. Cabdi Sumuli Habar Yoonis Muuse Cabdle ayaa Caglibaax 13 Ogaadeen faqash ah ku qabtay gacantiisa ayuu ku qoracay dabeedna Ogaadeen iyo WSLF ayaa soo dagaal galay. Waa marka Ogaadeen Hawd oo dhan laga waayaayo. Markay laba qori rideen ayay yaaceen Nuur Cbadi ayaa ka gabyay..lol Duulaanka Saw Habar Yoonis kuma damashaado. Masaakiinta Darrood..hadaba wax ssoo sheega..heblaayo ayaa dhilo ah iyo hebel baa khaniis ah..waxaas dood ma ahee..car waa ninka wax iska celiya..waa kaligaye..lol . Ugu dambayn anoo naagaha darrood waxba ka sheegayn eri kaliyaan kaga baxayaaye..ilaahay ayaa ii sakhiray markan rabo anaa hub iyo hanti midna hayn ayaan koob shaaha ku wasaa...waxa kalana maaha raga sidaa ah naag kasteba way jeceshay in laga soo tuuro wiil Garxajis ah. Nabadeey |
    Kuumade | Wednesday, October 11, 2000 - 05:35 am Ma ilowdey Daraawiish |
    ciidagale | Wednesday, October 11, 2000 - 07:20 am garxajis,.......ragan wey caaytamaan oo qura taariqda ma oga ee ka daa. substantial evidence ayaa laga hayaa oo rag ayaga ka mid ahi ay ku gabyeen in laga adkaadey. cid soo jawaabto oo wax sheegta soo lama weyn.soo ma ragtid marka ka daa ina adeer......taariiiqda somaliyeed raga leh weynu ognahay............daarooood hawiye(masaakiinta) ayuu sida xoolaha iska listaa ee dhankan ma asagaaba ka hadli karo.......ileen xaqiiqo cad baa jirtee.........gabaygii calaalka sayidka u mari odayaasha ha arkaan sidey u caaacalayaan bal. |
    KOSHIN | Wednesday, October 11, 2000 - 12:48 pm CEEB, CEEB. ADUUNKA lASOCDA OO WAXA LASOO DHAAFAY KA XISHOODA. HADDII AAD WAX KALA FAIIDEYDANEYSAA SI WANAAG KU DHISAN WAX ISKU WEEDIIYA. OGADEN, IYO ISSAQ WAA LABA QABIIL OO WALAALO AH. WAANA ISAGA DHOW YIHIIN DADKA KALE. SABOBTOO AH WAXAY WADAAGAAN XUDUUD, WEYNA IS DHALEEN. SIDAA DARTEED KALA QISHOODA. ADUUNKA MAANTA ISKAASHI AYUU KU DHISANYAHAY. |
    Mediator | Wednesday, October 11, 2000 - 02:27 pm Koshin you are so right but some men in this forum make negative statements, it is always the person who start the problem who is at fault!!! |
    YOONIS | Wednesday, October 11, 2000 - 03:51 pm KOSHIN AFKAADA CAANO LAGU QABEY........ISAAAQ DHANA MAAHEE WAA GARXAJIS IYO OGAADEEN WEY ISAGA DHOW YIHIIN SOMALI OO IDIL WANA XAQIIQO TAASI. RAGA SOMALIYANA JOOGO WEY IS JECEL YIHIIN WAXUUSHTAAN MEEL LAGA KEENEY GARAN MEEYNO |
    kaanexe daarood | Wednesday, October 11, 2000 - 04:38 pm to: sanwaynaha soomaaliya. waryaa ma ogatahya inaad tahay kii ahaa sanwaynaha soomaaliya. ma ogtahy anoo daarood ismaciil ah inaan ku guumaystay 35 sano intaan xornimo yeelanay. ma ogtahay inaan ku baray sida qalinka wax loogu qoro adoo caws ka ku casheeyo oo geedaha ku cawaysto. markaan qashinqubka kaa qaaday oo qado kusiiyay inaad igu kibirtay maogtahay. maalintaan maamulka shaqsiga ku baray adigoo mooska monkiga kula daagalayo ayaad billowday inaad ikormeerto. anigoo carab kasoo fircamay muxuu caws cunne igala hadli. war miyuusan MAREEXAAN 21 sano kuu talin oo tobankii ka horeeyayna MAJEERTEEN KUGU SHAQAYSAN. WAR miyuusan OGAADEEN amxaaro kaa celin asagoo tan iyo 11960kii ko waso, ooh DHULBAHANTO kusiin boos aad ka dagto dhulka somaaliya. war miyuusan walaalkay LEEKASO Ilaahay kuu dirin asagoo daarood ka kale ku aasi rabo. sanwayno somaaliyoo ka danbee boqorka soomaaliya. |
    DHOOSHA | Wednesday, October 11, 2000 - 04:46 pm ANIGA OO KU HADLAYA MAGCA ISAAQ WALAALAHAY ISAAQ HA JOOJIYAANGABAYADA IYO TAARIIKHDA FOG FOG EE XUMAANTA HUWAN OGAADEENA WAA WALAALKEEN SIDA UU KOOSHIN U SHEEGAY MARKAA LABADA DHINACBA DABKA BIYO KU SHUBA INAKAA ISLEH IS DHALAY ABTI IYO WAX WALBA ISU AH WAA CEEB MEESHA HA LAGU XIRO TOPIC-AAS .TEEDA KALE GABDHAHA SOOMALIYEED YAAN LA AFLAGAADEYN CAY MA ISTAAHILAANE ,DHAQANA UMA LIHIN IN DUMARKA WAX LAGA SHEEGO E . MAHADAN WAXAY U AHAATAY [KOOSHIN ,DHEXDHEXADIYE ]SIDEE QURUXDA BADNAYD EED WALAALIHIIN U DHEX GASHEEN .TO WALASHAY IFRAAX INTII GACAN KA GARDARAN KU DHIMATAY ILAAH HA U NAXARIISTO DHAMAAN BALSE TALO WALAAL HADAD GABAR ISLAAMA AH TAHY ILAAH U TOOBAD KEEN ISKANA DAA KU FAANISTA AADKU FAANAYSO WALIBA AAD ISKULA WAYNTAHY IN LADILO IN ISLAAM AH INAALILAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN .OGSOONOW WALAL WAAN KU JECLAHAY BALSE WAA ARIN QATAR AHE KA WAANTOW ILAAHNA DANBI DHAAF WAYDIISO INSHA'ALAA WUU KUU DHAAFI YE MAHADSANID IGANA RAALI AHAW HADAY TALDAYDA MEEL KA DHAC KUGU NOQOTO OOD IDHIBSATO THNX SIS. SLAAMUCALAYKUM.. |
    KOSHIN | Thursday, October 12, 2000 - 03:07 pm Wali waxaan arkaa...In taladeeni aan laqaadan. Raga caytamaayo walaal xishooda. Somali waa soomali tii rabina weysugeysaa. Wax murtileh is wareysta. Somalidu ayey tahay? Ma'aaminsantahay, Darood, Issaq, Hawiye, Dir, iyo dhamaan inta kale somaliwey. Haddii aad taqaanaan meesha ay soomali katimid fadlan iga kaalmeeya. Anigu, waxaan ilahaboon ineynu what is weydiino, oo lakala faiideysto. Lakiinse Haddii aad dooneysaan in aad isceydaa, fadlan iska aamusa, sabobtoo ah 10sano ayes soomali taa wax ku keeni weyday. |
    Anonymous | Friday, October 13, 2000 - 01:39 am Arya dabaalkii ogaadeen oo mar labaad raba inaas na siro fiiriya. Ogaadeeniya ogaadeeniya ogaadeeniya ogaadeeniya ogaadeeniya Maad iska xoaraysid axmaarada adigu tuugyahoow. Shalay markaan adigoo qaxooti ah ku soo dhawaynay waad ogay saad isugu dayday inaad anaga dhulkeena nagu gemaysato. Faqaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaash There wil be no Hawiye who wil die for your fuckin dry land. Go yourself and free yourself Parasite |
    Anonymous | Friday, October 13, 2000 - 01:58 am Arya dabaalkii ogaadeen oo mar labaad raba inaas na siro fiiriya. Ogaadeeniya ogaadeeniya ogaadeeniya ogaadeeniya ogaadeeniya Maad iska xoaraysid axmaarada adigu tuugyahoow. Shalay markaan adigoo qaxooti ah ku soo dhawaynay waad ogay saad isugu dayday inaad anaga dhulkeena nagu gemaysato. Faqaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaash There wil be no Hawiye who wil die for your fuckin dry land. Go yourself and free yourself Parasite |
    KOSHIN | Friday, October 13, 2000 - 06:00 pm You are not going to drift me into your negative plite. I am willing to discuss with you any topic that you wish to post. Otherwise, pls don't bother your time, and go look for something else to do. |
    Anonymous | Monday, October 16, 2000 - 03:49 am GARXAJIS sxb taariikhda been ha ka sheegin. idooor waligii mar qudha kama adkaanin, marka aad taariikhda beentaku sheeghataana waa markii ingiriis ina cabdulle xasan jabiyaay ee axmaaro iyo ingiriis ogadeenka u hjeshiiyeen dhulka hawdkana naga yar riixeen. taariikhaha hore ogaadeenku wuu idin yasi jiray oo idinma qayrsan jirin. aan u soo laabto tariikhaha dhaw. garxajis oo dhan qabiilka la yidhaahdo reer isaaq oo u dhigma qayb ka mida habaryoonis waa dhnaca haybta ayaa hawd oo dhan idinku taliya. xusuuso dagaalkii quus goys ama goobaale 1987 ee ciida gale lagu masaxay. ilaa maantana lafahii xoolihii laga laayay iyo raggii laga laayay lafahiisii magaalada darroor lagu ururiyay oo laga sameeyay karin. baabuurtuna dhex marto. GOOBAALENA WAXAA LOOGU BIXIYAY SUMMADDA GEELA IIDDOORKA OO GOOBAABINNO BADAN LAHAA KAASOO AAD U DHAAFAYAY 8 KUN INTA LA SOO XERO GALIYAY 3KUN INTA LAGU LAAYAY GOOBIHII DAGAALKA. RAG KA BADAN 8 BOQOL OO NINA LAGU DILAY. WAAN SOO NOQON. |
    Garxajis | Monday, October 16, 2000 - 02:38 pm Salaan, Sxb anigu taan soo triyay waa mid reer tolkaa gabayadoodii iyo calaacalkoodii aw markhaati u yahay. Waxan aad soo tirisayna wax macno ah sidaas ma sameeyaan. Isaaqaad sheegaysid imisa qabiil ayaa Absame la daga horta?????????????????????lol walaahi waxan ku dhaaranayaa inaadan aqoon. aan kuu mariyo..waa Reer Sugule iyo Reer Guuleed???? ina badan..waa marka Ismaaciil Care oo ka mid ah 8 qaybood ee(Garxajis)qayb kaliya qaybtaana loo kala saaro ilaa 20 qabiil oo H.Y ah ka dibina Xirsi Cismaan oo afar loo kala saaray ayay Reer Sugule qayb ka yihiin...kuwaas ayaa waligood ogaadeen baada ka qaadi jiray maantana sidii oo kale. reer Isaaqaad sheegayso...reer sugule oo u sii kala baxa 4 reer Jaamac ah iyo 9 reer Amaan ah..ayaa geela waxa ka dhaca laftaa reer Amaan oo kaliya..lol Isaaaq ayuun baad barate bari markaad cabaadid..reer Amaan iska dhici..wali cid maad arage..nabadeey lol marka dambana ama qabyaalada soo baro ama dood aan gabay iyo wax cadayan ah goobta ha la iman doodaa noocaas ah dhadiga lagu yaqaane. bye |
    Gaalkacyo | Monday, October 16, 2000 - 10:15 pm Mr Garxajis ha u jixinjixin adaa gacan sareeya waa faqashtii oo waliba dawladii afweyne aan haysan kuna tala gal taageero beesha majeerteen oo 100%. Jeedalkaagii qaado buraanburkii Cali dhuux oo kale waa inaan degdeg u maqalaa, xaafadda puntland ku aragnaa ayagoo daasado sita oo leh garxajis iyo isaaq baa na wasey ee yaa daarood ah waxaan balan kuu qaadaynaa ayagoo raaf ah inaan kuugu keeno oodweyne. long live isaaq& garxajis Long live born to be master(majeerteen) down with new somali & Daarood ku sheeg(ogaadeen,mareexaan & dhulbahante) |
    ciidagale | Tuesday, October 17, 2000 - 06:45 am galgacyo, sxb ogadeen taariiqda adddunka intey dhalatey waxey ahaayeen qaxooti ilaahna waa og yahay anagana waa og nahay, marba cidii doono ha qixisee........waa ugu walee wixii gabay la isaga tiriyeey miyeey iloobeen waaba yaabee? war bal soo sheeg hal gabay uu garxajis ka cabanayo ogadeen.....anaga kuwo badan ayeeynu heynaa oo idinka markaad diiri weyseen cali dhuux, ismail mire, cilmi carab is samatar baxnaan idin diireen si aad u kacdaan marka ogadeen gabaygan garxajis ma tirini bal fiiri: elmi carab: "qamaan, nimanbaa caana dhami jirteen dhiil u hoorsadey, anigoo hala aan maalayey la iga qaadeey, waa igu walee inuusan nin kale habeen hoydeenee, idinkuna hablaad ugu darteen hadiy.." ma kuugu wadaa......... cali dhuux: "dhirfad buu marin isxaaq intuu dhaco ogadeenee, caanaha dheyduu dhamayo ka jecel...." ma wadaa ismail mire: "inaad hoos u wada foorartaan heley qabaartiiye,........., habeeer weeye idinkuu hubka iyo ragaba buuxa, haberyoonis baad hiil u dayataanee,,,,,,,,,,".ma kuggu wadaa.. nimankaas oo dhan waa niman la yaqaan reeraha ay yihiin ogadeen........marka idinka af ceytama lama rabee bal cadeemo keena raga sidaa u gabyey oo taariiqda run ka sheegayaaaaa bal keeena. ma wadaa........ ragaas markey cabaateen baan anaga diirney ileen ileen idinka hurdada kama kacdaanee.... waa kuwan kuweeniina: ismail cigaal bulaale: "Daahyaale geelii la helay wuu dir lumayaaye Dumarkiisa waxaan loogu lumayen waa duulkaan ahye Dagani maayo jeer aan ku furo dagalkii gaafowe Miyaa na looga daray saw ragii duuli jiray maahin Mise doorkan buu xoog ka dhacay duuda Habar Yoonis" ileen meesha la iskama aamusnaan karee..... salaan carabey oo cali dhuux naga xishoo leh ileen waa rag wada dagee: "calow geel saad ku hamiyeedaan laguma helo"... yawle: "soo taan camuud iyo wardheer calan ka laadlaashey....." qowdhan ducaale: "Xarbaw faanku waa ribo danbi le runina waa taase Waligii ragi waas dili jirey ee raxinkii dheeraa Sawtan aw ruux dhagyro iyo reer midgaha sheegtay" war nimanyahow ileen anaga taariiq qoran oo la yaqaan oo la hayo waxey ku dhamaatey ayeeynu heynaa idinka maxaad la ceytantaan.waaba yaabee oagadeen sidan ma ahaan jirin..........rag in laga adkaadey qirto ayaa ka dhashey..oo qamaan oo kale ah...bal aadin xasuusiyo........ qamaan: "idinkuba dalkii ceynabaa deris ku taalinee, daagalama ama na daaya waa wada qabnaa daawaso iyo ceebee"........... war ma wadaa mise raga halkaas ayaan ugu haraa |