Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Yaa maamula Koonfur iyo Waqooyi...!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hargaysaawi

Tuesday, October 10, 2000 - 02:24 pm
Soomaaliya siduu dagaalka u dhacay qabiilka koonfur ugu magac dheeraa wuxuu ahaa HabarGidir oo la yidhi la'aanteed waxba socon maayaan. Waqooyiga waxaa waligeed maamulka iyo xooga u hayn jiray niman la yidhaahdo Dhulbahante inkastoo 80kii sano ee ka danbeeyay Daraawiishtii uu Ingiriisku damcay inuu taa badalo. Maanta uusan Ingiriisi joogin waxay dib u soo ceshadeen awoodii ay markii hore u lahaayeen inay isku hayaan Waqooyi iyo Koonfur. Maanta marka runta loo eego waqooyi haddii aysan dajin Reer Sool nin kale oo awooda lama hayo. Sidaa daraadeed waxaan isleeyahay waad la heshay Jaalle C/qaasim. Hadda maamulka oo dhan waxaa la wareegaya Ra'iisul wasaaraha oo bilaabaya inuu xasiliyo gobolka Sool oo markaan taasi isla markiiba - Hadii Eebbe idmo - xasilin doonta waqooyi iyo waqooyi bariba.

Nabadgalyo,
Hargaysaawi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Run yaqaan

Wednesday, October 11, 2000 - 03:52 am
maxaad ku hadashay miskiin.
dhulbahante muxuu oga.
miyanay Habarjeclo waligeed gumaysanay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kablalax

Wednesday, October 11, 2000 - 11:11 am
Aniga dhulbahante ma ihi
laakiin waxaa runta ah in uu Darood
wax gumeysto ma ogiyee waligood
mala gumeysanin.
Dhulbahantaha waxaa Reysul looga dhigey
ma ahan reer waqooyi nimo maahan
ee waxaa looga dhigey DAROOD AHAAAN:::::::::::::::

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shirshoore man

Saturday, October 14, 2000 - 12:03 pm
to:runyaqaan
sxb run mataqaanid hadaanu ku noqono taariikhda dhuloos iyo h/jeclo wayno ognahay inaanu halkan kusoo koobi karin balse waxaan rabaa inaan tu saale ku siiyo.yeey ahaayeen kuwii buuraha saar naanjirey ee markay ka ugaadhsadaan banaan ka laga qaadijiray magta ama qaanta ugaadha ay dilaan?????????jawaabtu waa habarjeclo.
anigu macaayayo qabiil laakiin runmataqaanid.inagu waynu is naqaanaaye dadka kale beenta ulatag.