    Muriidi | Wednesday, October 11, 2000 - 06:22 am Su'aasha aan jawaabta u la'ahay waxay tahay, maxay Somalidu isu leynaysay toban sano haddii ay xukunka ku soo noqonayaan kuwii shalay keenay masiibada? |
    ifraah | Wednesday, October 11, 2000 - 06:42 am ask your dabo!!!!!!!!!!!1 |
    Luggoyo | Wednesday, October 11, 2000 - 08:06 am Ifraah Ma adaa shuqulada dabada yaqaan, jinni kula tagye, ninku su'aal macquul ah ayuu weydiiyaye. Ama ka jawaab ama naga aamus balaayo dabada kaa martaye |
    DAYAX | Wednesday, October 11, 2000 - 08:14 am KU;IFraax;sawtaan hore kuugu sheegey dukaanka kasoo iibso Q;;qoodhe maxaa dhacay waadigan dabo kahadlayee,,,,<><><><><><>soo bari.hee..JAAW::: |
    Bootaan | Wednesday, October 11, 2000 - 08:37 am Ifraah Waxaad ku fiicneyd basbaas guduud in dabada lagaa mariyo mar dambe warkeeda lagaama maqli lahayne |
    xamardaye | Wednesday, October 11, 2000 - 04:40 pm Muriidi, waxaynu isugu baa ba'nay in aynu ka guurno KUD, oo aan u guurno QANJE. nabad iyo caano |