Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): CALANKA SOOMAALIDA WAXAA ALIFAY NIN MAJEERTEN AH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TAARIIKH

Wednesday, October 11, 2000 - 09:35 am
CALANKA SOOMAALIDA WAXAA SAMEEYEY
NIN DAAROD AH, MAJEERTEN AH, REER MAXAMUUD AH
XASAN LA YIRAAHDO

HADDA WUXUU JOOGAA CANADA

ISAGA AYAA FEKERAY CALANKA SHANTA
XIDDIG LEH
KA FA'AADEYSTA TAARIIKHDA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 16, 2000 - 10:03 pm
warkankaan leh calanka Somaliya waxaa alifay Majeerteen miyuu waalanyahay fadlaniska aamus markii la,alifayay majeerteen gumeysigii ayuu kadaba cararayey oo uu lahaa sidii aad rabto iga xataagadaal iga mar,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDI

Monday, October 16, 2000 - 10:45 pm
CALANKAYAGAW CAWAALE MACNIHIISA MA TAQAAN ORYATEESHINADDII AFWEYNAAD GUULWADE SIYAAD KA QAADI JIRTAYE DAMEER ANONYMOUS ADOO MIYI LAGAA KEENAY. XASAN CAWAALE OO UU KUU SHEEGAY MR TAARIIKH WAANA NIN MAJEERTEEN YAA KALOO TAA ALIF KARA BURAABUR BAAD TAQAANAAN KALIYE INTIINA KALE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALM

Monday, October 16, 2000 - 11:30 pm
Majeerteen riyuu eryan jiray oo reer baadiyuu ahaa markii calanka la soo saaray. Waxaanu ka soo saaray Gadabuursi oo waxa laga taagay dalka siku magacaaba somaliland immika markii ugu horraysay.

Yaan lagula yaabin Majeerteen " Sempre Saluto ". waxaa idin wasi jiray talyaaniye. cid uu wasmadiina ka jeclaa may jirin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaabane

Tuesday, October 17, 2000 - 12:33 am
Gudabuursi waayo yaa yaqaan magacooda mahelee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mryuu

Tuesday, October 17, 2000 - 06:20 am
to ; dhamaantiin
salaamu caleykum
waa run waxaa alifey mohamed cawaale liibaan oo loo yaqaan calanyahow cawaale,waa nin soomali ah oo oday ah ,waa majeereen waana reer mohamud
laakinse in loo gafo ma ahan ,oo la aflagaadeeyo
ninka oranayo ninkaas waa majeerteen waryaa maba taqaanid magaciisa ma waxaad maqashay in uu cidahaas yahay marka edeb yeelo ha u gafin odayga soomaliyeed ,majeerteenkaada ma aqaanee
walalayaal odaygaas waa awowgey yaan la ceyn
mahadsanidiin
mryuu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Soojire

Thursday, October 19, 2000 - 04:10 am
Waxaad kala saartan heesta Calanka oo uu Alifay Cawaale oo weliba Muran ka taagan yahay iyo Calanka laf ahaantiisa oo uu sameeyey C/laahi Ciise ALLAHA u NAxariistee, Soomaaliyeey Caadifada Qabiilku kuma xirna baalasha dahabka ah ee taariikhda umadda Soomaaliyeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Run-sheeg

Thursday, October 19, 2000 - 08:42 am
wax walba waa in laga murmaa, waxaan filaynaa kuwa dhihi doona iyagana calanka waxaa alifay, siyaad barre ama caydiid, ama cigaal, ama abdulaahi yuusuf.
ma maanta intaas bay idinka maraysaa waa murugo in ummad dhan oo ka jaahil ah taariikhdooda.
ninkii diidayoo diid ciid kula leh caqligaada iyo garaadkaada ma jirto, laakiinse waxaan idiin sheegayaa oo aanan dhahayn waa majeerteen, ninka calanka sameeyay waa odey soomaaliyeed oo ilaa iminka nool kuna nool dalka canada, magaciisana waxaa la yiraahdaa mohamed awale liibaan, ninkaan wuxuu ahaan jiray mid ka mid ah xoghaye yaashii ururkii u soo halgamay dalka SYL. waxaana calanka keena buluugle la saaray markii u horeesay ciida soomaaliyeed bishii october 12-keedii sanadkii 1954.