    Waamo | Wednesday, October 11, 2000 - 12:08 pm Jawaab??????????? |
    fahad | Wednesday, October 11, 2000 - 01:47 pm OGAISLABE ma laha intaba. waxaa ay leeyihiin gudi maamul oo ay dortaan. Waxa ay dagaan gobalka sanaag. |
    TIINLE | Wednesday, October 11, 2000 - 03:32 pm Fahad Bullshit!! Ogeyslabe are warsangelis,and have a Suldaan. why are you laying sir fahad... |
    xamardaye | Wednesday, October 11, 2000 - 04:18 pm su'aal da'weyn oo madaxa daalineeyso in aad ina weeydiisay baad isu heeysataa haye, inoo sheeg abaal gudka sida uu ku helayo qofka sheego jawaabta??????????? jawaabtu waa; ISU MA TALISO HA INOO TALISO. nabad iyo caano |
    JJ | Wednesday, October 11, 2000 - 07:03 pm Waamo Inkastoo su'aashaado wax weyn ku fadhin, misna haddii xag kale laga fiiriyo qeyb ayeey ka qaadatay dhibka Soomaliya ka taagan.. Sababtoo ah qabiilka aan laheyn waxaas aad soo sheegtay waa, Sacad (Haberghedir) oo runtii ugaas la'aan ah, dad lacag iyo fursado badan helay ah, balse hogaan mideysan (ugaas ama boqor) la'aantiis iyagiina is qaribay, wadankiina qaribay. Hope in dadka u dhashay cidaas eeysan iga xanaaqiin, runta ayaan ka hadlay. JJ |
    Waamo | Wednesday, October 11, 2000 - 10:41 pm JJ Awguuriyo miinto Su aasha si sax ayaad su aashaa ooga jawaabtey arintaan waxaan ogaadey bil ka hor anigoo sheekeysaneyno dhalanyaro oo habar gidir ah ayaa waxaay dheheen waligeen hogaan maleheen. Ileen markaas ayaan gartey meesha aay dhibaatada aay nimanku ka haysato markaana ii cadaatey in aay hoos tagi jiraan boqortooyadii Bari ka talini jirtey wagaa |
    kugartay | Thursday, October 12, 2000 - 04:43 am waa majeerteen waligood mayeelan waxaan ka ahyn c/llaahi yousuf boqrkuna wuxuu ahaa iskana dhalay talyani iyo abgaal hooyadi majeerteen tahay |
    Waamo | Thursday, October 12, 2000 - 05:17 am Suaasha waxaan idiin weeydiyey ma ahan ee waa aqoon isweydarsi iyo in aad baratan Soomalida waxa aay ku kala gadisantahay |
    wad majeerteen | Friday, October 13, 2000 - 07:06 am waryaa xaarayahow majeerteen sacad iyo habargidir waa kuwa iskugu kaa geeyey dhagaxii garoowe ee baaldiyada xaarka looga qaadi jiray gabdhahaagana ay sawaaxiligu ku cunaan shilingi taanaha. geele faruur muxuu yiri waagii araare " inamadii reeraha joogey timihii karifeenoo rucle soo galiyeene inana waan kanaxnaaye ragla aan qor miyaa" waligaa khiyaali baad kunoolayd. boqortooyo wax aan loo joogin baad sheegtaa maantay gabdhahaas soomaaliyeed baan kanaxnay oon rabnaa in aan wadanka kusoo celino so be a good bitch and shut the up. nimanka sacad iyo habargidir waa free thinkers uma ay baahna oday maskaxdiisa qashin ka buuxo in uu u taliyo. qaribaada aad ku sheegaysana xageebay uga timid qorshahoodu wuxuu ahaa in ay daayood qashinka cunsiiyaan and so they did for ten fucking years! beerihii iyo maalkii wadankoo dhana ayagaa gacanta ku haya wadankana ilaa gaalkacyo ilaa kismaaya ayagaa gacanta ku hay haddana madaxwaynuhu waa ayaga oo waa lugu baray. so, how do you like me now! p.s. moorgan haduu xamar cag soo dhigo diyaarad baan hargaysa u saarayaa. |
    JJ | Friday, October 13, 2000 - 03:44 pm Ku Waamo iyo dadka ka soo horjeeda Jawabteyda uma bixin inaan abuuro cadiifad qabiil, waxaana rajeynayaa inaanaa cidna wax u geysan. Jawaabta waan garanayay sababtoo ah dhalinyaro aan Saaxiibo nahay ayaa cidaas aan kor ku soo sheegay ka dhashay, markaa sidaas ayaan ku ogaaday. Balse hogaan la'aanta aan soo sheegay oo ay keentay ugaas la'aan waxaa barbarsocda (hadaan runta sheegno) inay dadkaasi ay yihiin dad aad u firfircoon, oo Soomaali ka dhex muuqda, ha ahaadeene xag siyaasad, xag aqoon, xag dhaqaale iyo xag socialnimaba. U maleyn maayo in haddii ay iyagiiba ku heshiin waayeen inay ugaas ama boqor sameystaan in cidkale haweysan karto inay ugaas u noqoto... Marka Waamo Cadiifad qabiil yeeysan ku qaadin. Waxaa iga su'aal ah maxaa majeerrteen oo isku tiriya qabiilada soomaliya kuwooda ugu awooda badan ay ugu cuqdadeysan yihiin, u ximiyaan ama cabsi ooga qabaan, heegana ugu yihiin in ay ladagaalaan, laftaas Sacad isu sheegeyso oo runtii tiro ahaan aad ooga yar MJ oo dhan, aniga ma fahmin dhalinyarada labadaas dhinac u dhalatay haddii ay ii faahfaahinayaan welcome |
    Ali Ghedi Guleed | Sunday, October 15, 2000 - 01:05 pm Salaan ka dib dhamaan dhalinyaradiina halkan ka hadasha iyo kuwa aqristaba , runtii waxaan waligey u malayn jiray .. dhibaatadda Somaliya haysata in Odayaasha Somaliyeed ay cudur aan la daawayn karin ay qabaan..kaas oo ah Qabyaalad..kuna abuurtay nacayb ,colaad,aargudasho,..dhibaatada maantay degaan kasta oo Somaaliya ka tirsan haysatana..ay taasi sabab utahay..siddii aan uga kabanlahayna ay aad iyo aad meel xun ugaartay ..? Waa laga kaban karaa .. laakin shaqo aad iyo aad u badan ayey u baahan tahay .. Waxaase Nasiibxumo taas kasii wayn ah,,,Dhalinyaraddii Somaaliyeed kuwii xataa waxbartay ay sidan u hadlayaan,,wax wanaag ama fiicnaan ah ayna jahliyadda Somaliyeed ku soo kor dhinayan..waxay kugu abuuraysaa niyad aan fiicnayn..Dhulshisheeye dhibaatadiisna aanay dhamaan..marka Walalayaal Dhamaantiin Somalidda ah aan ku dadaalno inaan is ixtiraano , kana wadda hadalno Dhibaatadda maantay Ummadda Somaliyeed haysata .. ama dibadda ha joogeen ,,ama hajoogaan ..Barbara,Burco,Buhodle,Bosaso,Bandiradley, Baladwayn, Buulobarde, Banaadir,Barawe, Bariwayn, Balidoog, Buurhakaba, Baydhabo, Buuloxawo iyo Bakool iyo Ogadenba..Qabiil kasta oo Somaliyeed waa sharaf badan yahay waana Wadda dhasheen...haddaa mid caydidna kaa ka dhalatayna waa cayday,,,Hawl aad u farabadan ayaa nasugaysa Insha Allah markii Waddanku nabad ku soo noqdo intii danbiga gashay ama waqooyi ha jooggaan ama Bari ha jooggaan ama Xamar ha jooggaan ama Kismayo ha jooggaan ama meelo kale .waa mid hadhow Ummadda Somaliyeed meel utaaalo ,,.marka luqadeena aan badelno please..Dhamaantiina aad ayaad U mahadsan tihiin.. |
    adoonsade | Sunday, October 15, 2000 - 01:08 pm Adoon rabta inay xorawdo iyo masterkooda oo leh jooga istiqlaalka gadaal ayaa la idin kasiin waa intaas sababtu? |
    adoonsade | Sunday, October 15, 2000 - 01:08 pm Adoon rabta inay xorawdo iyo masterkooda oo leh jooga istiqlaalka gadaal ayaa la idin kasiin waa intaas sababtu? |