Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): HAASAAWE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DOOB

Wednesday, October 11, 2000 - 02:28 pm
Halkan waxa ku hasaawi kara Doobabka iyo Gashaantimaha.
Waxan ku daalnay siyaasad iyo qabyaalad, ee an ka hadallo, LOVE and LUST.

Kacsi iyo Jacayl ma isku midbaa?

aniga waay ila tahay in ninka an kacsan karini, waaba jeclaan karin, naagta an kacsan karinna waxba jeclaan karin. Sidaa daraadeed waa isku mid Love and Lust.
Imikana waxan rabaa gabadh soomaaliyeed oo quruxsan oon isla qaadno haasaawaha
ANY VOLUNTEERS?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Wednesday, October 11, 2000 - 04:50 pm
[Hebel,]
ma arkin miyaan qolkaan??????????

QooQ ayaa QandhO leh, QaajO ayaase ka DraN.

KacsI MiiR ka TegiS,

JacayL MaaN ToosiyE.

goorbahee.