Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): RAIISUL WASARAHA MA U QALMAA XILKA WASIIRADUU DHISAYANA MA UQALMAAN HOWSHA UMADA SOOMAALIYEED.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARRIID

Friday, October 13, 2000 - 04:01 am
CALI QALIIF GALAYR OO AH WASIIRKA KOOBAAD EE DOWLADA KU MEELKAARKA AYAA WAXA UU SOO DHISI DOONAA MAALMAHA NAGUSOO FOOD HAYE WASIIRO IYO WASIIRO KU XIGEENO. CALI QALIIF OO AH AQOONYAHAN SOMALIYEED SIYAASADANA WAAYA ARAGNIMO ULEH. WASIIRADA UUSOO DHISAYANA SHARUUDU WAA WASIIRKA INUU YAHAY JAAMICI. MAXAY KUULA MUUQATAA MA DOWLADII KU DABAALIN LAHAYD NABAD IYO BARAARO SHACABKA SOOMAALIYEEDBAA MISE WAA KABIIL IYO AFDUUB LAGU SAMEEYAY SHACABKA SOOMAALIYEED.
LABAX FIGRADAADA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

libaax

Friday, October 13, 2000 - 04:23 am
yes

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cade

Sunday, October 15, 2000 - 11:35 pm
wasiirada imaanayo kama hadli karno lakiin cali qaliif wuu qalmaa xilka uu qaaday. nin xilqaadayna eed qaad.