    anonymous | Saturday, October 14, 2000 - 07:15 pm 79years ayaanu udaba fadhinay soomaali qaranimadii half of dhuloos u dhintay helideed(1895_1921),waxaan ka codsanaynaa in dhamaan soomaali ay ayido dowladda cusub ee cali khaliif galayr raysal wasaaraha ka yahay,indhahayaga iyo farahayaga toona kama haysanayno khaladaadka lagula ka caayo dad-ka soomaaliyeed iyo dadka soomaaliyeed,hanagu kalifina duubkii caddaa inaan mar labaad idiin qaadano(duubkii daraawiishtu ku caanka hayd) |
    KAARAAN | Sunday, October 15, 2000 - 05:58 am DAAQADDAHA WAA IN LA XIRXIRTAA SOMALIYEEY DHULBAHANTAA BALAN QAADAY IN UU JAWAAJIISNIMADII XOOJINAYO. SHALAY SIYAAD BARRE MAANTA INA SALAAD BOOY. RUFYAANIMO IS IN PROGRESS, BE ATTENTION! |
    Anonymous | Sunday, October 15, 2000 - 08:15 am Beenta daa soomaali uma dhimane. Dee waa laydin kiraysaa. Hadba ruux |
    Awdalman | Sunday, October 15, 2000 - 08:49 am I am not a dhulbahante but, i can't stand people blaspheming Dhulbahante brothers.It is indisputable Dhulbahante are true Somali nationalists.They fought side by side with the great somali nationalist Al sayid Mohamed Abdulla Hassan for more than twenty years.They paid rivers of blood for the liberation of the great Somali inhabited land in the horn of Africa.Plaease make you arguments and discussion a little bit closer to facts and figures.If you are not to that level this is not your forum. Hands off Dhulbahante and look forward for the new Somalia. peace!! |
    amina | Sunday, October 15, 2000 - 12:15 pm idoor iska caytama inaad gaalo kabaha u qaadan moyanae wax kale niliga waa dhulbahante waa dad xor aha idoor iyo waxii lamidana waa qabiil goniya markaa maxaa dhulbahante iyo umadaha halkan ka qaraaraya isaga galay. |
    Anonymous | Sunday, October 15, 2000 - 12:36 pm Dulbahante waa abtiyaashay lama jecli "disappointment". Abtiyaal qiirada jaan iska dhaafa dawladi xammar kama soo naasa cadda. ra'yigiinna xor baad u tihiin laakiin ka fiirsada berrito marka dawladda ina cumar Geelle danihiisa u samaystay ay socon weydo maxaa abtiyaashay maydha? Qiiro baas talo laguma gaadho madax qabow iyo waar maxay noqon maxay kasii noqon ayaa qabiil ama ummad luugu taliyaa. Ciyaalkow noo daaya doodda. Ruug caddagaan rabnaa. By Reer Woqooyi |
    Anonymous | Sunday, October 15, 2000 - 12:45 pm dhulood always tries to find someone for help why cant they stand alone.....once for somaliland once for majeerteen what the hell is going on? |
    Baled-weyn | Sunday, October 15, 2000 - 12:46 pm RUFYAANIMO DHAMAATAY AFWEYNE AYAY LA HOYATAY NO MORE RUFYAAN,NO MORE NO MORE................ |
    Kenedid | Sunday, October 15, 2000 - 01:17 pm This is for Dhulbahante.Do you belong to Ddarood,Hawiye Or Issaq.I guese you have no believe of your own.No ground to stand.You have to ass kiss Someone always to get attention.I guese now you have to ass kiss the Hawiyes and the Butchers of Mogadishu to get attention.Remember one thing.today is the turning point of somali history and whatever road you take their is no return.Either you are with your brothers or with the Enemies.It is your choise. |
    canabey | Sunday, October 15, 2000 - 01:24 pm Dabcayuun maalinba cid iska soo dhig mar hawiye marna butaanoland dhulbahate maha kuwaad xooga ku haysatid waa dad meel taagn oo ayahooda ka tashada somali jacaylna ku dheertahay not like you kufaar daba orda ee ayahaga u tasho labada calool u shaqayste eed hoosta ku haysatidna (Qaybe iyoFagadhe)dee meel haku geyeen miskiin way ku qiyaamen intay ku dhaheen dhulbahtaa u talinaa anyways burciyo hargaysa waad gosan kartaa waliba si fudud ee dhulos faraha ka qaad ab iyo sinji kulma wadageene qaraarka iyo baroota mesha kala tag. |
    Ice-Man | Sunday, October 15, 2000 - 02:15 pm I have to Admit Dulbahante are Heroes they don't bargain when it comes to fight and true somalis darveish are the Army who fought the British and libarated the North Somalia while IIdoor were pimps and spies to our enemy Dulbahante are the first Tribe that western countries "Europe" to use Air force and drop Bomb"Taleh" because the Colony couldn't defeat with ground war they gave their blood for our freedom Much respect to you . You are Dynasty a Nobel tribe and I am sure Mr Ali Qalif Galayr will build a fair government to our nation Awdalland true True what you said Finally Dhulbahante don't repond those butt kissers, Christian lovers, Iidoor faggots I know their history look guys my Post the title is SNM=Sscum bags N=No good M= monkeys at Discussion ..current Issue you will love it Later |
    Ice-Man | Sunday, October 15, 2000 - 02:20 pm Its General Discusion look my post guys you will love it the title is SNM= Sumbags N= No good M= Monkeys |
    cumar maxamuud | Thursday, October 19, 2000 - 07:47 pm dhuloos waa dad sida kale caadi iska ah, laakiin doqonnimo uunbaa mar walba jar ka tuurta, haaddaa mooryaantii abyan dishey waxay keensaty ina khaliif, oo aan weli noo celin lacagtii uu nagala baxday,markaasay ceebtooda waxay kahadlayaan soomali jaceyl ,war maxuu genral galaal ku dilay abyan oomagansaday aniga waxaan ahaa dadkii goob joogga ka ahaa,abyan ilaahay baau aari;;;ninkii dhiigiisa qabay waaba taliyaha ciidanka alloow yaa ismaaciil mire soo nooleeya;; |
    Faysal | Thursday, October 19, 2000 - 09:35 pm Dhulbahante waa reer woqooyi waana qabiil dadkiisu leeyihiin freedom of choice qaarba meesha ay dan moodaan bay tegi karaan. Isaaqana ama Gadabiirsi or Warsengeli waa la mid. Aniga hooyaday waa Dhulbahante weligeedba waxay foodka siinjirtey ilmaadeeradeed, aabbahayna ilmaadeeradiis. waa lays jecelyahay oo dhaqankaan ku soo jirey baa caynkaas. Haddaba siyaasadda maanta jirta yay idin waalin ee qolo kastoy joojiya kelmada hatred ka ah. weligeen waan wada noolayn weliba si nabad weligeenna waa wada noolaandoonaa; siyaasadu maalmo yar bay jiri dhinacay doontona waa tegi. laakiin wada noolaansho weligii waa jiri doono. Waxaan ku hanweynahay anigoo ka dhashay Dhulbahante iyo Isaaq. God bless them. |
    MJ | Thursday, October 19, 2000 - 11:02 pm Dhulos are cheap and always hungry. Dabadhilif. They don't any respect whatsoever. Maangaab maangaab dhalay. |
    Jilab | Friday, October 20, 2000 - 01:17 am To: Mj do you think Hassan Abshir and Cabdulahi boqor mohamed Abshir and other majeerteen are dabadhilif and cheap? why Ali khliaf galayr? those men are building a nation and we should respect them ok |
    CAYR¤¤¤ | Friday, October 20, 2000 - 01:58 am war somaliwaynay maxaa idinku diray <Dhulbahante > oo aad karabtiin hadii ay mufadooda lasoo baxayaan mawaxaad ledihiin waa daba dhilif waa laidin ka shaqaysan layahay miyaa ama caytama ama hacytamina malin malmaha kamida waa usoo wad dhumandoontaan dowlada aad noo dorateen anagu idinma qasbin idinkaa noo dhibateen ee maku qanci ladihiin waxaanu soo dhisno anagu hadii aan habargidir nahay waanu idin maa mulaynaa waana ku qasban tihiin Dhulbahante waa idinka caqli badan yahay bikows dantiisa waa yaqaan idinkoo dhan waxaad soo wada baryo doonanaysaan waqti meeshii lagu kala baxay waxaan kale oo halkaan kala hadlayaa walaalayaasheen Hawiye gar ahaan kuwa aanu wada nahay Habar gidir waxaan kawadaa waa Sacad iyo Saleeban waad ogtihin in meeshan qaliil jiro ee walaalkiin cayr hakaharina.dhibkale oo idin haysa majirto ee wabaad noodidantihiin in aan noqono jagada sharafta leh ee naloo doortay waxaanse idi leyahay intay gori gor tahay kafiir sada oo nimankan ayagu jaga doonka ah yaysan idin waalin BY:CAYR |
    Run-sheege | Friday, October 20, 2000 - 03:54 am TO Jilab yes, they are cheap and dabadhilif |
    Waxgarad | Friday, October 20, 2000 - 10:54 am Dhulbahante iyo Majeerteen waa wada dhasheen, waana iska xiigaan qabaa'iilka kale. Gaashaan ama gacantaadda haku jiro ama gacalkaa hakuu hayo. Majeerteen aad iyo aad buu ugu farxasanyahay inuu Cali Khalif Galayeer uu noqday Prime Minister. Hawiye iyo iidoor haka shaqeeynina isku dir, intaad soo huwaataan magac eeydan laheen. |