Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): BUUBAA VS IGAAL
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANI

Sunday, October 15, 2000 - 09:37 am
(SomaliNet) Ra'iisulwasaaraha ku meel gaarka ah ee Jamhuuriyada Soomaaliya Cali Qaliif Galeyr ayaa saacadihii dambe ee maanta ku dhwaaqey Wasiirka Arimaha Dibada ee dowlada kumeel gaarka ah, oo uu u magacaabey Ismaciil Maxamud Hurre(Buubaa) oo ah siyaasi si weyn loo yaqaan kana soo jeeda Gobolada W/qooyi ee Soomaaliya oo haatan la magacbaxay Somaliland. 15 Oct 2000 at 14:15.

Buubaa is the minister responsible for foreign affairs therefore he'll the one who is going to challenge Igal in international arenas. If Galayr is smart, he must pick a Habargedir or Abgal for the ministry of defense so that he can thwart all the moryans in and around the capital, including the warlords.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahad

Sunday, October 15, 2000 - 10:06 am
Wadani waxaan u maleenayaa inaad miscalculation samaysay, anigu ma ihi nin u dhashay beesha isaaq,
laakiin waxaan u maleenayaa in ninkan cusub buubaa uusan ku lahayn magac iyo waliba darajo sare beesha isaaq, marka waxaan u maleenayaa inaad is bar bar dhigtay laba nin aanan marna isku qalmin, igal oo ah ruug cadaa siyaasi weyn oo in muddo ah soomaaliya ku soo jiray siyaasadeeda iyo nin sacuudi-ga laga soo kaxaystay oo danta laga leeyahay kaliya ay tahay ha idinku xiro reer boqor-ka maadaama uu wax badan ku noolaa boqortooyada si aad xoogaa shilimaan uga heshaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 15, 2000 - 10:16 am
Brother Mohad adoo raaliya ma noo sheegi kartaa ama ma nala qaybsan kartaa source-ka arinka aad meeshan kusoo qortay oo ah in buubaa sucuudiga looga soo kaxaystay si uu isugu xiro? hadaadanw ax cad noo sheeginw axaan u arkaynaa inay sheekadaadu taahy mida makhaaydaha qaadka looga sheekeysto ama "siday aniga ila tahay ayaa sax ah"

Mahadsanid, hadaan meel kaaga dhacayna raali ka hoqo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ice-Man

Sunday, October 15, 2000 - 10:29 am
IsaaaQ are every where so-called somaliland this new government late Aidid his so-called authority even Ali mahdi gave Omar Qalib as his prime minister and still Mr. Qalib think he is the prime minister because he attended the funeral late Hafed Al Azad they do not have gut to stand one place what a waste

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Sunday, October 15, 2000 - 11:26 am
HOW CAN YOU COMPARE A HIGHLY EDUCATED MAN LIKE BUUBBA ;BA,MA,PHD,WITH IGAAL WHO DOESN'T EVEN HAVE A DEGREE!?

WE ALL KNOW THAT IGAAL RULES BECAUSE OF HIS QAABIIL(H/AWAL).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waa jire

Sunday, October 15, 2000 - 01:05 pm
Buuba wuxuu ahaa nin aan la aqoon Carte ka hor lakin maanta waa nin layaqaan. Haddii ay magacaabeen dad aan iyaguba aqoonsi aan haysan iyo haddii kale mar haddaa saxadda sogasho you are somebody;that is the way politicians are made. Moreover, he has valueble aset-that is his education and managerial expierence!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lug

Sunday, October 15, 2000 - 01:10 pm
TO:waa jira

yaa waye dadka aqoonsiga haysan dawalda somali aqoonsi iyo wax kasta waahoray heshee adi qaldaanow malugu aqoonsanyo ee bax is dil hee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gacan

Sunday, October 15, 2000 - 01:24 pm
lol @ lug
Buubaa dowlad sharaf laa dooratay..LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 15, 2000 - 01:46 pm
Buubaa better commit suicide than serve under dhulbahante tuuga oo warshada dhan la goostay.

by somali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SALAXLEY

Sunday, October 15, 2000 - 07:37 pm
khayaaligaa ku noolaada reer koonfuroow.
anigu waxaan ahay nin CIIDAGALE ah waxaan isku qabiil nahay BUUBAA,anigu waxaan u arkaa BUUBAA
in uu sharaftii isaak meel kaga dhacay marka uu ogolaaday in parliamentka ay isaaak ku yeeshaan wax ku dhaw inta majeerteen yeeshay,mar labaadna uu ogolaaday in uu noqdo just minister.
aniga oo ah isaaak ma aqbali karo waxaasi waxaan
si buuxda utaageerayaa dawladda S/LAND.
cigaal ma jecli laakiin quudhsi soomaaliyeed diidey isaaaak madaxweyne ama ra'iisulwasaare wax ka yar ma geyo.
haddaanu nahay garxajis arrinkani waxa uu nagu kordhiyay in aanu difaacno si buuxda jiritaaanka
S/LAND anaga nama xukumi karaan doqmihii dhulbahante, dhulbahante haddii aanay cagaha dhulka dhigin waxaa karbaashi doona H/jeclo
oo abidkoodba iska lahaan jiray dhulbahante
S/land waa waxaan ka noqosho lahayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Monday, October 16, 2000 - 01:17 am
s/c
hadii aan su,aal idin weydiiyo gobaladda waqooyi ma isaaq oo quraa.
taas waxaan ula jeedaa hadii ra,iisal wasaare waqooyi xaq u yeeshay ma qasab baa in isaaq noqdo.
midda kale koleey wax raagaa rag kuma samee aqoonsi la waa taasooy somaliland u qabqableynayeen muddo 10 sano ah sow idinlama gudboona in aad jid kale martaan .
wax la waayay geeloow ruuxii waalan boow duda.
ninkaagaan leh dhulbahante waxaa garaacaya h/jeclo soo ma ogid qabiil qabiil baabin kara in uusan jirin.
isaaq ahaaw ama hawiye ama daarood marka hore is fiiri dhibaatada qurbaha kugu haysata garana waxaaad xaq u leedahay sxb.
cigaal isaaqa tanzania ku dhibaataysan uma maleeynayo xataa in uu war u hayo.
haddaanigu waxaan joogaa istanbul turkey waxaan meeshaan ugu imid soomaali badan oo ku dhibaataysan oo qabiil walba leh.
ayagoo isku dayey in ay yurub aadaan markaas lagu ogaaday oo baasabooradii bugta ahaa ee ay isticmaalayeen laga qaaday.
hadana meel ay aadaan aysan jirin waxaa ku jira 4qofood oo isaaq ah 2gabdhood iyo labo wiil waxaana meesha ku haya hawiye ayey u badan yihiin marka waxaan idin weydiiyey ma waxay u hayaan muslimnimo mise soomaalinimo hadaay muslimnimo u hayaan suudaan badan baa joogtee maxay wax ula qaban waayeen cigaalse maa wax u qabto
marka hadii dowlad soomaaliyeed la heli lahaa ama koofur ama waqooyiba waxay heli lahaayeen GO HOME
marka caadifada qabiilka iska daayoo bal fekera
qabiil muxuu na taray.
dowladse maxaan ku diidnaa?
ogowna qabiilkaad doonto noqee in shirarka caalamiga ah uu itoobiyaan ku metelo maxaad ku diideen in dhulbahante idin metelo aniguna walaahi dhulbahante ma ahi.
mahadsanidin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BULUKEETI

Monday, October 16, 2000 - 10:51 pm
HASAN,

WALAAL ABDIQAASIM AMA HIWIYE OO KALIYA SOUTH MADAGEE MAXAA MADAXWEYNE KA DHIGAY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AHMED

Monday, October 16, 2000 - 11:03 pm
to HASSAN

hassan thanks brother waa sidaad sheegatay qabiiil,qof uu wax taray wa jirto, iyadoo sidaas ah ayaan soomali qabiil ku waalanay,, muslinimadii iyo soomalinimadii waxaan ka hormarinaa qabiil,,, war qabiiil qof uu wax taray ma jirto , qof uu wax tari doono ma jirto,,,..
waa sidaad sheegtay dhamaan waxaynu wada nahay soomali, qaasatay dadkeena qurbaha jooga, weligiin ma aragtay qof ajnabi ah oo ku weydiinaysa, qabiilkee tahay,, marka qabiiil dab alaha ku shidee, iska daaya sooomali,,,.
dawldan somaliya ka dhalatayna aan taageerno waayo? waxaan helaynaa safaaradaheenii ayaa la inoo furayaa, oo xoogaa dad sharaf leh ayaan noqonaynaa,,,,---

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Tuesday, October 17, 2000 - 01:51 am
qabiil wuxuu waxtaraa kuwa xukunka ku loolamaya
kuwaas oo qabiil kasta ku soo guubaabiya waxaa
la dhacay xaqeenii, waa wareey ama hayaay ka
soo kaca habel baa la dilay oo habel kale ayaa la
dilay si ay xukunka wax uga helaan ama u hantaan
taas waxaa caddaynaysa dhammaantood ma jiro nin
aan jago ka soo qaban somaliya 40 sano ee la soo
dhaafay, soomaliyana waan aragnaa maanta halka ay
taagan tahay dhaqaale ahaan, dhisma ahaan iyo
waxbarasho ahaan marka laga reebo waxooga yar oo
debbedaha u cararay kuwaas oo iyana qabiil u kala
qaybsan sida somaliyaba loogu kala qaybsan yahay.
waxaan oran lahaa hadday wax maqlayaan dadka soo-
maaliyeed inay ka haraan qabiil ilaahayna u noqdan
sababtoo ah waxaynu geysanay ayaa la inaga goynaya
haddii aynaan ilaahay u noqona iskana dayn qabiil.
qabiil caabudka weligeen sidaas iyo si ka daran
baynu ku jiri doonaa,aakhirana qabiil qabiil ma
jiree qof walba camalkiisii ayaa horyaala.
saaxiibayaal maan isdaba qabano ceebi inooma hari-
ne waxaynu taaganahay aakhiro iyo adduunba seeg.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AHMAD

Tuesday, October 17, 2000 - 02:09 am
KU SALEXLEY
HORTA WALAALO AAD IYO AAD BAAD UMAHADSANTAHAY HADALKII AAD KU QORTAY MEESHAN SIDA RUNTANA WAXAAD TAHAY NIN JIRITAANKIISA ILAASHANAY NIN MUCAARID AHNA HADALKAAGA WAAN KADAREEMAY LAKIIN MUCARID WADANKIISA JISAYA OO SOMALILAND DOONAYA AYAA TAHAY CIGAAL IYO XUKUUMADABA MUCAARID KU NOQO LAKIN CADAWGAGA ISKA CELI.... BUBAAAAA IYO WAXII LASOCDAA WAXBA KAA QAADI MAAYAAN SAXIB.

WAXAAN KAA DOONAYAA INAAD GASHID QEEBTA:
WWW.SOMALILANDNET.COM/ OO XAGAA RA IGAAGA KADHIIBTID SXB
FROM : MR: KUWAITY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abaa

Tuesday, October 17, 2000 - 01:35 pm
akhyaareey,

According to close source to ina khalif galayr, the nomination of BUUBAA is nothing but to divide iidoor habars into two fighting factions. It was qouted Ali saying " AHHHHAAAAAAA, now iidoor's war has just began. The big war will be between Garjaxis and the Hawal Awar where harab jeclo will be used by Habar Awal as shelter". When asked Ali tuug--ina khalif why in the of Jini and Insi he thinks so, he answered because BUUBAA will be going everywhere in the world preaching "there is no such thing called somaliland. I and the prime minister are from the north part of somalia. and we don't give a damn Egal and his bunch of snm thugs". Yeah, i don't know how that dream could be true. But Ali khalif is saying it is nothing but define from Allah that iidoors will be whipping each other's ass.

Damn it!. then what is the point of having government if the government once again kicking the tired iidoor asses. God may help. but it seems to me iidoors are in low ebb when it comes to somali politcis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xarshin

Tuesday, October 17, 2000 - 04:04 pm
waxaan kula talinayaa habarawasha iska dhigaysa in ay garxajis yihiin in ay sheegtaan qabiilkooda.
hadaanu nahay garhajis annagaa la dagaalanay Afweyne iyo faqashtii uu watay hadana anagaa taageersa dawlada cusub sababtoo ah Cigaal iyo Afweynaba maato iyo caruur bay Hargeysa ku laayeen kolkaa garxajis mowqif ayaanu maamulkasta kaga soo horjeednaa ee maaha qabiil, criminal is criminal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salaxley

Tuesday, October 17, 2000 - 07:30 pm
TO XARSHIN:
nacas yahaw dhulbahante noo dhaaf magaca garxajis
ma garxajisbaa aduu dhulbahanta ah ku hoos imaanaya wallee waanay dhicin,orodoo habarjeclo
iskasoo celi afkaaga ha soo gaarsiin garxajis.
cigaal waanu ridi dhawaan S/LAND se waa tii
aan usoo halgamay u dhintay ma dhacayso in aan
qaato wasiirul khaarijiye waaba quudhsi.
wiil ciidagale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR:KUWAITY

Wednesday, October 18, 2000 - 01:28 am
WAAD SALAAMANTIHIIN

ISKA CELI NINKA JIRITAANKAAGA DIIDSAN KANA HORTAG
SOMALILAND WAA MID HANA NOOLAATO WALIGEED.
SALEXLEY WALAAL HADAAD E-MAIL LEEDAHAY II SOO DIR

MR:KUWAITY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SANYARRE

Wednesday, October 18, 2000 - 04:51 am
TO: XARSHIN;

YOU ARE AN IDIOT ! ! ! ! !

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

another ciidagale

Wednesday, October 18, 2000 - 08:28 am
buuba is fucking crimnal against his people there is noway he and jama qalib can come to hargeisa. they sock. somaliland long live!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salaxley

Wednesday, October 18, 2000 - 08:56 am
well said guys, dhulbahante cant play this game
get a life guys.
bye brothers and sisters

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S/L

Wednesday, October 18, 2000 - 09:55 am
TO HASSAN:

QABIIL INUU WAX TARAY WAXNA TARI KARO WAXAA KUU YAQIIN AH. WARKA AAD KA SOO WARISAY STAMBUL, TURKEY. (SOOMALI BADAN BAA KU BAD XIDHANTAY HALKAA, 2 WIIL IYO 2 GABDHOOD OO ISAAQ AH WAXAA HALKAA KU HAYEY HAWIYE.) OF COURSE HAWIYE SABABTUU U HAYAA BAAD U MALAYNAYSA........ BUUXSO INTA KA DHIMAN.

WALAASHAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Berbera

Thursday, October 19, 2000 - 04:31 pm
Ha la waso faqashta meeshay joogtaba. Garxajis sh. Isxaaq waa walaalahayo geesiyiin ah maaha biiddhi qaatayaal.lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abd-Nassir

Friday, October 20, 2000 - 07:57 am
We can all argue about who is better but least assured that we are the same, What separates us is merely the content of our character. I have a story for u to illustrate. Once There was a scorpion on a river bank contemplating how he was gonna cross the river. Just then came a frog afloat from the water and asked the scorpion what he wanted. The scorpion answered “I want to cross over to the other side, can u carry me on your back? ,”The frog answered”If I do, u will sting me and I will die, “”No., “said the scorpion, “but if I sting u and u die, I will drown and die too.” So the frog contemplated the frog’s reasoning and thought sure that is true y would anyone want to get killed ? .A while later the frog agreed to carry the scorpion and as they reached half way the river, The scorpion stung the frog.As the frog was drowning he could not understand, So he told the scorpion. Why, u will die too, “The scorpions looked at the confused frog and said “it is my nature.” They both died.
The Point I am trying to make here is, Wrong is a wrong no matter who its done to. If anyone is hurt, Killed or tortured, Its wrong and it should be condemned. I am for Justice I don’t care what color or shape it comes in. Now my question, Are they gonna put those southern leaders who were part of the former Dictatorial regime to trial for their part in what happened in the Siyyad’s government? ,Before i support any notion, I want to know what will be done about the past before it happens again.Thank u Bro’s & Sis’s.God bless.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DR

Friday, October 20, 2000 - 08:17 am
Abdinasir:

I agree with you 100% and yes, we all know that all criminals should face justice. You said "the southerners" what about the "northerners" who wer Siad's senior officers when his soldiers were killing and raping Majertens in central Somalia? What about the "Northerners" who killed so many civilians when they captured Hargeisa? What about the "Northerners" Who killed innocent civilians when Tuur and Igal were fighting?

I think anyone who committed crimes against humanity should be punished.

Also, I never ever saw any Isaq person who sympathize for Darod civilians who were massacred in Mogadishu when USC took over the city. Even the so called Issaq intellectuals downplay those massacres which were more severe than what happened in the North.

A typical Issaq mind sees Darod people as criminals and SNM (Although cold blooded too) as saviours. They also never condemn what USC has done to Somalia.

I fully agree with you if you are saying ALL criminals should face justice but singling Darods and praising USC and SNM who killed and maimed innocent people is not acceptable.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raage

Friday, October 20, 2000 - 10:49 am
Salaan,

To: Dr i have understood your piont borther but u have your facts suited for yourself..the so called Darrrood victims!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!let me tell you about those soo called victims.

In Xamar i was their during the war in the south 1990. I remeber setting ina a local resturant playing billiorads.. one Ogaadeen soldier was playing for money with his gun, its was his weather he lost or won the game...to any other tribe other then Darrood,. Finally a little kid showes up and he beats him, but the Ogaadeen guy was laughing.. he told him " iska tag miskiinyaw" after while he saw how the kid was talking and he asked around and they told him he was a mreexaan..lol the Ogaadeen gave him the money saying..."ilay waa cayaalkayagii darrrood heheh kumaan ogayn ina adeer ee waxan moodaayay inad tahay shisheeye..heheheheh..

The was 1989 the USC was meeting the SNM Caydiid was demanding men and arms and fule and the SNM refused to give him men but they chose to give him fule and weapons. The darood in xamar even got so intoxicated with power and stupidity to the point where they were blind.I remember when relative got deported form the Sacudis and in the air port ..a person form other tribe couldn'y get his laguge out untill he tips some meraaxaan or bring at worst a darrood person,, mreaaxaan women were all over the place ..demanding money for realse..even women..

In the North i rermeber how the ogaadeen and dhulbahante walke with pride and steal form the same pepole they lived with years and in the case of the ogaadeen who fought for them and welcomed them home as refugees..even the hungary refugees took weapns and started to rop..rape..and kill..they were darrood after all. Gaani walking with shades acting like he can peirce the sky with his power hassling poor women selling tomatoe in the street for just to prove he is the pose..lol.. in 1987 300 nomadic pepole were captured in Gebliay and shot dead and shiped on a military truck so they can be praded in July 1st..and they were.

I can tell u on and on how the majority of Darrood enjoyed the maximum and never thought about the consequnces .. even Laylkase taxi drivers had guns and could take mor then their share or else..it wasn't Siyaad Bare alone..it was u toooooo..

After all that what u expected form these pepole ..just forgivens???? and sorry from u no .. u can't balme a man punching in the face when u already stupped him 100 times..

The darrood deserved what they got..and still some more..u began the war..u sould pay dearly..

and iam not sorrow now not tomrrow and not when my skull has no meet on it..

later..see u in hell

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

King

Friday, October 20, 2000 - 02:31 pm
TO: STUPID RAAGE,

Hey! just your name says it all "raage". Means slower in all aspects of life. Dammy! "RAAGE", you people will never get over from your baseless animosity .vs. the superior"DAAROOD" clan.

You 've leaved "INFERIOR" and will leave "INFERIOR" 4 the rest of your lifes, likewise 2 those in the north of SOMALIA.

Hey! The "DAAROOD" super clan happened 2 be the BRAIN of the nation of SOMALIA naturally, and will continue to direct, dictate and command 4-life.