Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Siyaasada dowlada Itobia iyo maahsanaanta Soomalia
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAWAALE

Tuesday, October 17, 2000 - 06:56 am
Waa maqaal furam oo qofkasta oo soomali ah u yaal in uu ka fakaro. Waxaana haboon in dib loo eego taariikhda xabashida iyo siday uga mid ahaayeen gumaystihii wadankeena kala goo gooyay, hadeerna ay rabaan in ay kooxba meel ucayrsadaa , taasna waxaa u daliil ah sida ay isugu hubaynayaan kooxaha soomaalida ah ee xoogaaga siyaasada ah isaga so hor jeeda oo midkoodna xabashidu u haynin wanaag .

Bal hadab soomali wayneey arinkaa il eega ayadoon wax cadhiifad ahi ku jirin.

Thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REaly Somali

Tuesday, October 17, 2000 - 12:32 pm
Saaxiib Somalida malahan wax siyaasad
ah ee waxaa weeyaan marba meeshuu jiro
Cali ayaan ahay waa ayaan daro.
Anaga oo ah dad muslim oo ka ah Somali
ahna dad walaala ah in Yahuuda Africa hub
na isugu keen dhiibto waligeedna na isugu
keen dhiibi jirtey ma wax loo dulqataa
Caloosha ayaa i xanuuntoo markan arko umad
cadowgeeda aan arkin kan dadnimada u naceb
iyo diintaba Ilaahow Cadowgeena natusi ee
walaalkeena cadow hanooga dhigin.
Soomaliyeey waxaan noqoney dad cadowgooda aan
arkin oo walaalahooda cadow isugu ah.
Dunidaan waa laba maalin ee dhalanyaro dhibaatadii
Anaga dunida nagu qabsatey yaa Soomalida Qarniga
dambe imaaneyso yaay qabsanin.
Somaali cadowgoodi ayaay u jabeen....................