Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Abgaal waa Halbowlaha Dowlad walba oo Soomaaliyeed!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed1

Wednesday, October 18, 2000 - 01:48 am
Hadii aan taariikhda dib u baarno waxaa noo muuqanaya kaalinta uu abgaal kasoo qaatay Dowladihii horay uga dhashay Soomaaliya. Tusaale ahaan dowladii Maxamed Siyaad, waxaa dhalashadeedii iyo dhismeheediiba ka dambeeyay Abgaal. Ninkii Afgembiga hubeysan sameeyay wuxuu ahaa Jan. Salaad Gabeyre oo Abgaal ah ka dibna wuxuu xilka ku wareejiyay Jan. Maxamed Siyaad oo markaa ugu da'weynaa saraakiisha. Mar la weydiiyay Jan. Salaad sababtuu sidaa u sameeyay wuxuu ku jawaabay "ushaada nimaad ka qaadan karto ayaa loo dhiibtaa". Waxaa nasiib dare noqotay inuu Jan. Salaad lagu xukumay dil toogasho ah iyadoo lagu eedeeyay isku day afgembi. La yaab ma aha carabta ayaa ku maahmaada "kori aygaada si uu kuu cuno". Dowlad aan anaga gacmeheena ku dhisnay ayaa bur-burisay dhulkeena iyo dadkeenaba.

Hadaan dib ugu soo noqdo dawlada C/aasim, illaa iyo hada waxaa wada oo taakuleeya Abgaal. Tusaale ahaan Dowladiisa oo dhan waxay degentahay dhul Abgaal leeyahay Hotel Ramdaan, Hotel Lafweyn iyo meelo kale fara badan. Ganacsatada xoolohooda ku bixiya waxaa ugu badan Abgaal. Taageerayaashiisa waxaa ugu badan Abgaal.

Taariikhdaasoo dhan waxay na tuseysaa inuu Abgaal yahay halbowlaha dowlad walba oo ka dhalata Soomaaliya taasna waxaa ugu wacan inuu yahay Qowmiyad weyn oo leh tiro iyo tayabo la'aantoodana wax kala socon karin.

Hadaba C/aasim ma wuxuu doonayaa kaliya inuu ku owr kacsado Abgaal ka dibna ula dhaqmo sidii Afweyne mise wuxuu ugu hambeyn doonaa sidii ay ugu liseen?!!!!! Taariikhda ayaa cadeyn doonta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEYTE

Wednesday, October 18, 2000 - 02:35 am
MEEDJEERTEEN BARBAARTA ABGAAL AA XAMAR KU SUGEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 18, 2000 - 04:11 am
Waan kugu raacsanahay inuu Abgaal yahay Qowmiyad muhiim ah, hasayeeshee, waa in ay iska ilaaliyeen in la dago mar labaad. Soomaalidu waxay ku maahmaahaan mar i dage alla ha dago mar labaad i dagase anaa is dagay. Be carefull and open your eyes

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abgaal-wase

Wednesday, October 18, 2000 - 04:44 am
Abgaal

Waa runtaa sababtuna waxa weeye abgaal la aantiis
yaa dakadaha nooga xamaalaya ama biyaha noo dhaaminaya, laakiin waxkalee ey og yihiin majirtee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xiirey

Wednesday, October 18, 2000 - 07:51 am
Waraa, xayawaanyahow madaxa yarleh, iska aamus, hadii aad tahay nin rag ah, sheeg magacaaga oo buuxa, Adiga miyaa Abgaal Wase karo? Ar ciridka daye walaahi doqon oo dhan ayaa iska jooga meeshaan. Waryaa Abgaal waa dad nasabnimo adiga kaa fiican kaana magac dheer ee iska dug xaarka..
Tankale hadii Abgaal uu yahay nin xamaasha taas ceeb miyaa? Xayawaan adiga oo kalaa oo tuugsade miyaa Abgaal mooday.. Abgaal wax xamaala iyo wax ku xakuma iyo wax adiga futada ka qaraaca intaba waa leeyahay.......F.G, markale hadii aad hadasho iska jir waxyahow liita oo naagaha u wiji eg!!!
To: Ahmed1 Saaxib waa runtaa waana ku raacsanahay inta aad sheegtay oo dhan, laakin waxaa loo baahanyahay in wax laga qabto arinta.
Sida aad sheegtaba dawlad kasto anaga ayay noo baahantahay marka waa in ay arintayna fuliso iyo tan ummada soomaaliya oo dhanba..
Do not worry sxb Ina Salaad Boy hadii uu qas keeno waxaa ku filan war hoy iga ray dawladan ee meelkale la,aad hadiisa uu wax kaqabto arinta Abgaal Cusmaan he will be the man.....
peace & Love
Xiirey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axmed Yare

Friday, October 20, 2000 - 02:03 am
Woow!! Abgaal iyo Majeerteen ay u gashay. Majeerteen waxay heleen wasiirka Gaaaaaaashaaaaandhigaaaaa iyo Macdanta iyo kheyraadka Raag dheh. Muduloodna wuxuu helay sedex wasiir Arimaha Gudaha, Beeraha, Sayniska iyo Tiknolojiyada.
Mudulood waxaa intaas u dheer iney heleen Duqa Magaalada (C/aahi Muuse) ma hubo laakiin waa qiyaasayaa waayo iyaga ayaa Xamar degaan ahaan u leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

run sheeg waa ceeb sheeg

Saturday, October 21, 2000 - 01:38 pm
TO Ahmed1

waraa adiga dabaal aad tahay waxaa tihiinaa
iska yar Habar gidir aa isha far idinka galisay caasumadiina idinka qaaday

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waa yaabayeey

Saturday, October 21, 2000 - 06:29 pm
wasiirka beerahana goormuu abgaal noqday?????
soomaaaliyeeey


yuusuf baadiyoow oo la wada yaqaan cajiib tana ma timid walee cimri gaagoo waara geel dhalaayuu ku tusaa......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 28, 2000 - 04:58 pm
Saaxiib yaad u sheegaysaa.
Abgaal waa layaqaanaa inay ilbexeen mudadii maxamad siyaad uu xukunka hayay,wixii mudadaa ka horeeyay waxay ahaayeen lo'leey iyo dameeraley.Midda kale xamar banaankeeda ayay ka dagnaayeen oo caanaha intay keenaan ayay magaalada ka bixi jireen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ROOBLE

Sunday, October 29, 2000 - 03:02 pm
TO ANONYMOUSE
NACASYAHOW ABGAAL WAA SHAQAYSTAA EE MA TUUGSADO
SIDAADOO KALE XAMARNA ASAKAA LEH GUUL FOR EVER

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Poisonous

Sunday, October 29, 2000 - 08:44 pm
Abgaal waa Halbowlaha Dowlad walba oo Soomaaliyeed!!!!

100% TRUE

Poison.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaadoole

Tuesday, November 07, 2000 - 08:19 am
Hebertaa was xow yiriye ogaaw...ar kan ciridka gaduudan sidi daba daanyeer yaa umada ka qabta...Widaayoow dhegta soo dhawee ina dhugo abgaal la'aantiis somali si ee ku noolaa karto aaba iska yar...caqliloow kuma fikirin miyaa xamar yaa leh....dameer dhega dheeraa ku adigaa...eeboow minaaad abgaal wasaysid adaa cirka roob ku og,biriga somalia saan ka rabno ee u socohee taas maskaxda gasho...nabee waa dhab..
Sakiin ma Goyso Geed Salweyn Sagaal Abgaalne Waa Sidaas..eheey ka kud yeynan yuusufu ku leefine.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanti-dhawr

Thursday, November 16, 2000 - 11:12 am
Abgaal, Geel, lo'da, ariga, kaluunka, fardaha, dameeraha, beeraha iyo habardugaaga dhamaan waxay ka mid yihiin hantida qaranka soomaaliyeed lagama maarmo ee ha la daryeelo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAARKA

Friday, January 12, 2001 - 06:17 am
RUNTAA RUMEYGAAGA CADEY WALAALKIIS AXMED.
ABGAAL LA AANTIIS ABAAR IGA DHEH.

WAA DAD ILAAH KU MANEYSTEY XOOG XEELAD TAYO TAAG MAAL IYO DAD AADAADAADAADAD U FARA BASAN
MARKA QOFKUU RABUU KA DHIGAA DOWLAD CIDUU RABANA WAA CAABIYAA SIDII DOWLADII SIYAAD BARRE.
MARKA SIDUU WALAALKEY IDIIN SHEGEY USHAAADA U DHIIBO QOF AAD BERITO KA QAADAN KARTO
BAARKA