    JEYTE | Wednesday, October 18, 2000 - 02:30 am CAR IMAW |
    DHAFOORQIIQ | Saturday, October 21, 2000 - 12:19 am JAYTE DHIB KUMAAN GAYSAN DHULKAYGA NABAD BAAD KU MARTAA WAXAAN KUU HAYNAA WANAAG BADAN,XUKUNA WAAN KUU DHIIBNAY OO HABARGIDR BAA KAA DHACADAY WAANA CARUURTAAN SOO TABABARAY HADII AAD BUUQA BADSID IYADAAN MAR LABAAD LA HESHIIN OON OGOWNA GALKAYO BAAN KAWADA NIMD.CAQLI ISTICMAAL WAXAAN HAYSTAA AWOOD 500 00 SANO JIRTA SIRTAYDA WAA LAMA GAARAN HA ISKU KAY DIRIN MANTA CIDLAAD TAALA LABADA DHINACA YAANAN KAAGA IMAAN, KUWA AAN XAMAR U SOO DIRAY WAXAA KA MASUULA HABARGIDR WAYNA KAA ADAGYIHIIN. DHAFOORQIIQ. |
    SHRMRKE | Saturday, October 21, 2000 - 01:27 am JEYTE SAXIIBOW NAGA QALEE WALWALAA NA DILAYE, DHAARTAADA AAD AYAY U FARA BADATAY, IS DAJI QAXWO CAB, YAA XOOG ,KUGU GAARO, ABGAAL SOMALIDA DHAMMAAN WAA KA ADAG YAHAY, ANAKA KALIGEEN MA KUGU AADNO. |
    Gaalkacyo | Sunday, October 22, 2000 - 09:09 pm Hadba magac isku sheeg oo isu jawaab waxaan kuu sheegayaa wiil abgaalaw inaad ahayd mid la mid ah Sillingaha dadku isku mido marka uu xanuunsan yahay oo loo yaqaan ONE TIME USE. Majeerteena markii ayey ku isticmaaleen oo habargidir kugu mudeen. Habartuna been haddaan la sheegin si aad u saraysa ayey ilkaha kaaga gurtay. Xaalda abgaalna waan ka warqabnaa oo waxaa xamar nagu sugaya naago ragoodii dhamaaday. yaase naag abgaal oo dabo madaw. Loomaba kacsan karee. U sheega reer waqooyiga iyagaa markay marqaamaan meel kasta Guska gashadee. Gabdhahaas uma soo jeedo saaxiib niyona uma hayo bye dantaada aqood mooryaan |
    Boosaaso | Sunday, October 22, 2000 - 09:12 pm Haddalku waa sarbeeb oo waa Gabdhihii Ragoodu ledayna waa idin sugayaan, Magaaladiina waa baaba,day oo cidaan idinka ahayn oo soo noolayn karta lama arkee please majeerteen soo noqda. Marka gaalkacyo inanka ha maan dhaafin. |
    PUNTLAND | Sunday, October 22, 2000 - 10:44 pm Qadiyadu waa cadahay khaladna ha ufahmina, Majeerteen iyo Abgaal waa walaalo, wax wadaqabsi iyo Xiriir dheer ayaana kasoo dhexeeyey ilaa iyo haddana udhexeeya, labaduna waa laba qabiil oo muhiim u ah qadiyada Soomaaliya. Markaa yaan khalad loo fahmin, loona tarjumin hadalka meesha kuqoran. |
    ABGAAL CISMAAN | Sunday, October 22, 2000 - 10:49 pm Jyte hadalkaagu macadda! Hadii aad dagaal uga jeedid wadankaadan war uhaynine Majeerteen iyo Abgaal iyaga ayaa dad isugu dhow, sheekadii Hawiyism-ka oo habargidir inaku khaladayna waa laga gudbay oo xaqiiqada ayaa lasoo taabtay, hadii aad raalli ahaada soona dhowaada minanku minankiini waaye uga jeedidna "it is OK" ileen majerteen waa walaalaheen soomaaliyeed oo mar laxumeeyay, hadii aad carigii ka warhaysidna Boosaaso Abgaala ugu badan!!. |
    Cawil bander qasim | Monday, October 23, 2000 - 01:15 am Waar waan yaabee dhowr iyo toban meelood buu ku qoray aagaal aa xamar majeerteen ku sugee.. waan garan waayey wuxuu ula jeedo laakiin Mr Galkacyo ayaa i fahamsiiyey inanku wuxuu ujeedo. thanks Galkacyo |
    jeyte | Monday, October 23, 2000 - 06:31 am yaa war ma idiin sheegaa, rufyaanaa tihiin ebaa oge caaraan idinka badaa meedjeerteen, halka dhafoorka qiiqaayo iyo halka dabada qiiqeyso imaada xamar hadartey aa ii banaan hadaanan ku qiiqin ebaa oge runaad u qiiqee rufyan. |
    Anonymous | Monday, October 23, 2000 - 06:45 am TO Dhafoorqiiq iyo gaalkacyo Waxba yaan gabdhaha abgaal la caayin jeyte xamaruu joogaa Habar gidirna waa taqanaa, sida ay casharka kuugu dhigtay gaalkacyo maba wada ahan habar gidir ee waa sacad oo qura laakiin Ama ha ladagaalaan abgaal ama ha la heshiiyaan adigu uun soo gurguuro Mana ahan dhamaan dadka ee waa intiina afka xun |
    warshiikh | Monday, October 23, 2000 - 06:55 am Majeerteen gabdhahab abgaal baa baraaka cabdaw kugu suugaaya. please waad naga daahday ee soo noqo |